Warka_Isii Tv

Warka_Isii Tv Warka_Tv
waxaad ka heli kartaa warar Sugan

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa ku dhawaaqay shir qaran oo looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaa...
02/05/2026

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay shir qaran oo looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya, 10-ka May 2026

DEGDEG:- Mahdi Guuleed oo kasoo jeeda Beesha Isaaq ayaa maanta iska diiday inuu ka qeyb galo shir warbaahineed, maadaama...
01/01/2026

DEGDEG:- Mahdi Guuleed oo kasoo jeeda Beesha Isaaq ayaa maanta iska diiday inuu ka qeyb galo shir warbaahineed, maadaama la filayo in Mahdi loo magacaabo Ra'iisul wasaare ku xigeenka Somalia.

Iyagaa isku maqan oo dhib isugu filan, Xildhibaanada Isaaq ee Muqdisho ku matala gobolka Waqooyi Galbeed Somalia.
Xigasho=Ali Adan Muumin

01/01/2026

Ninba kalkiisa
Ninba tookiis
Habaa shaalo

25/12/2025

Sida sokorta Qasabka loo diyaariyo

Address

Sodonka
Mogadishu

Telephone

+252617681008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warka_Isii Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share