Bulsha Kaab Media

Bulsha Kaab Media Community Affairs

Sheekadii Ninkii Muranka BadnaaWaxaa jiray nin lagu magacaabi jiray Saalax, wuxuuna ahaa nin muran badan. Meel kasta oo ...
07/05/2025

Sheekadii Ninkii Muranka Badnaa

Waxaa jiray nin lagu magacaabi jiray Saalax, wuxuuna ahaa nin muran badan. Meel kasta oo uu tago—suuqa, masaajidka, ama guriga—muranku k**a hadhin, inkasta oo uu inta badan qalad ahaa.

Maalin maalmaha ka mid ah, wuxuu la murmay nin duq ah oo cilmi badan. Saalax wuxuu isku dayay inuu ku qasbo fikraddiisa, balse ninkii duqa ahaa wuu dhoolla-caddeeyay oo wuxuu si tartiib ah u yiri:

"Haddii aan kaa badiyo muranka, maxaad ka faa’iiday? Haddii adiga aad iiga badiso, maxaan anigu ka faa’iiday?"

Saalax wuu aamusay. Markaas ayuu markii ugu horreysay fahmay in muranku aanu wax kor u qaadin, balse uu dhaawacayo xiriirka dadka, xushmadda, iyo xasilloonida bulshada.

Tan iyo maalintaas, Saalax wuu is beddelay. Wuxuu bartay inuu dhageysto, su’aalaha si xasilloon uga jawaabo, wuxuuna ogaaday in xikmaddu aysan ku jirin in aad dad kasta ka adkaato, balse ay ku jirto in aad dadka fahanto.
Dulucda sheekada:
Muranku waa dab guba nolosha haddii aan la xakameyn. Qofka muran badan wuxuu lumiyaa saaxiibo, waqti iyo xasillooni.
Xikmaddu waa in aad ogaato goorta la hadlo iyo goorta la aamuso.

Abwaan Guuleed wuxuu yidhi
01/01/2025

Abwaan Guuleed wuxuu yidhi

01/01/2025

Degmadaan ku noolahay
Nin dilaala mooyee
Nin daryeelyidhaahdaa
Dulibuu ku qoranyahy.
Dalwaxaan ku noolahay
Saddexdii dalaaqood
Lagu furay dadnimadii.

Nuura "Bilwalba $200 oo dollar ayaa isoo gasho mana shaqeeyo wiilasha xiriirka igala dhaxeeyo ayaan ka qaadaa lacagtaas....
03/11/2024

Nuura "Bilwalba $200 oo dollar ayaa isoo gasho mana shaqeeyo wiilasha xiriirka igala dhaxeeyo ayaan ka qaadaa lacagtaas."

Alloow nin faqiir ah iyo nin foolxun calafkeyga haka dhigin inta aan labadaas nin midkood calfan lahaa alloow nin la'aan...
21/10/2024

Alloow nin faqiir ah iyo nin foolxun calafkeyga haka dhigin inta aan labadaas nin midkood calfan lahaa alloow nin la'aan iga dhig.

Sidaa waxaa ku duceysatay gabadhaan oo gacmaha kor u taageysa misana allah ka bariday in nolosheeda nin la'aan ahaato inta uu guursan lahaa nin faqiir ama nin foolxun.

Haa aniga arooskeyga waxaan jeclahay in ay ku baxdo $1milyan oo doollar ama qarashaadka ugu badan ee aroos lagu bixiyo t...
18/10/2024

Haa aniga arooskeyga waxaan jeclahay in ay ku baxdo $1milyan oo doollar ama qarashaadka ugu badan ee aroos lagu bixiyo taas waa rajadeyda nolosha.

Sidaa waxaa tiri gabadhaan oo la weydiiyey su'aal eheed imisaa jeceshahay inay arooskaaga ee ku baxdi ?

"Xamdi Cali ayaa gubtay dharkii uu lahaa seygeeda kadib markuu la guursaday Gabar kalle."
13/10/2024

"Xamdi Cali ayaa gubtay dharkii uu lahaa seygeeda kadib markuu la guursaday Gabar kalle."

Dhalanrogadka yar weynu aragnaa Tusaale Ahaan waxaa isu tagay Libaax Lab ah iyo Tiger Dhedig ah kadibna waxey iska dhale...
12/10/2024

Dhalanrogadka yar weynu aragnaa

Tusaale Ahaan waxaa isu tagay Libaax Lab ah iyo Tiger Dhedig ah kadibna waxey iska dhaleen noolahaan sawirka idinkaga muuqda magac ahaan sirta magaca ( LIGER ) oo waa magac ka kooban magacyada Lion iyo Tiger oo midba qeyb laga soo qaatay Li-GER

Ligerku hadii uu tarmo meesha waxaa imaanaya Dhalanrogad sinjiga dhexdiisa ka dhaca

Oo meesha waxaa imaanaya qoys cusub oo Family Cat ka mid ah

Sida aan xogta ku heleyno
LiGER-ku wuu tarmay oo maanta laga bilaabo waa qoys cusub oo Family Cat kusoo biiray

Dhalanrogadka yar waakaas

Saabariin "Nin Macalin Dugsi ah Ama Wadaad in aan Nolosha la wadaago oo aan Marwo u Noqdo Ma Jecli"
09/10/2024

Saabariin "Nin Macalin Dugsi ah Ama Wadaad in aan Nolosha la wadaago oo aan Marwo u Noqdo Ma Jecli"

Sabariin "Aniga Balwadeydu waa Nin iyo Coffee sababta aan u doortay Nin waxaa dareemi kara Qofkii soo guursaday."
02/10/2024

Sabariin "Aniga Balwadeydu waa Nin iyo Coffee sababta aan u doortay Nin waxaa dareemi kara Qofkii soo guursaday."

Shimbirka Hud-hudka Lagu magacaabo Wuxuu sabab u ahaa in Qoom dhan ay diinta islaamka Qaataan.Qoomkaasii markii dambe we...
01/10/2024

Shimbirka Hud-hudka Lagu magacaabo Wuxuu sabab u ahaa in Qoom dhan ay diinta islaamka Qaataan.

Qoomkaasii markii dambe wey kibreen oo Nimcadii Alle siiyey ayey ku kibreen.

Kadibna Halaagooda waxaa sabab u ahaa Xayawaanka Jiirka Ama Dooliga.

Waa Qoomkii Reer SABa.

"Magaciisa Hassan ayaan Garabka ku Qortay Cilaan ayaa soo saartay dhar cusub ayaa soo Gatay Dartii ayaan Qarash badan u ...
29/09/2024

"Magaciisa Hassan ayaan Garabka ku Qortay Cilaan ayaa soo saartay dhar cusub ayaa soo Gatay Dartii ayaan Qarash badan u galay markii aan sawirkeyga u diray waxuu igu dhahay isdaji Kuma Rabi oo cad ayuu igu dhahay."

Sidaa waxaa Tiri Gabadhaan oo ilmeyneysa kadib markuu diiday Wiil ay Jecleed.

Address

Mogadishu
GELIKOODKABOOSTADA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsha Kaab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category