Mohamed Suleemaan Nuur

Mohamed Suleemaan Nuur page-kan waa mid aan kusoo gudbin doono waxyaabo ku Qancin doono warar iyo warbixino

18/10/2025

Geesiyaasha Ururka 86-aad ee Guutada 77 iyo beer limaad.

17/10/2025

Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Khudbada Jimcaha Ka Aqrinaya Masaajidka Magaalada Awdheegle.

Maalmo kadib Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA waa lacag fadlan hadda qaado.
17/10/2025

Maalmo kadib Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA waa lacag fadlan hadda qaado.

17/10/2025

Wadadaan waan ku safray, gobolkee ku qiyaasee in ay marto

Roobkii dayrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobollada dalka.
17/10/2025

Roobkii dayrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobollada dalka.

17/10/2025

Duco aan caadi aheyn, aamiinta dhaha

16/10/2025

Hiil Qaran

16/10/2025

Birmade iyo Xamse

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo di...
16/10/2025

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha dowlad-dhiska iyo horumarinta adeegyada dadweynaha.

16/10/2025

Madaxweynaha JFS, Ra'iisul Wasaaraha Dalka iyo qaar ka mid ah madaxda maamulka goboleedyada dalka ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood, si ay uga qeyb galaan caleema saarka Madaxweyne Firdhiye

16/10/2025

Dacasley ma sii joogi doonto

15/10/2025

Gabaygaan goormee la duubay

Address

Mogadishu

Telephone

+252618651808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Suleemaan Nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share