Laandheere Taliye muse

Laandheere Taliye muse This page is an entertainment page where we will all have fun and jokes to create peaceful community where integration is our key element.

Haramcad xaay qaadee meeshaan koonfur galbeed baa ka taliso maamulka Banadir waxaan u sheegayaa xeebtaan jazeero cidii i...
06/09/2021

Haramcad xaay qaadee meeshaan koonfur galbeed baa ka taliso maamulka Banadir waxaan u sheegayaa xeebtaan jazeero cidii isku daydo inaay amaankeeda qalqal geliso inaan lafaha ka shiidaayo shuubaa nii dhashee

Quruxdii oo qof ah waan ku taageera abaayo.
01/08/2021

Quruxdii oo qof ah waan ku taageera abaayo.

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaay I jeceshahay bulshada somaliyeed oo Dhan meelwalbooy joogaan. Waan Idinkana mahadcelin...
25/01/2021

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaay I jeceshahay bulshada somaliyeed oo Dhan meelwalbooy joogaan. Waan Idinkana mahadcelinayaa midaas. Aad baa u mahadsantihiin ❤👏👏

Farmaajoow adiga iskeen Cayaalka aad xaywaanaha magacyadooda siisay blhi koob biyo iga cabi makaraane shuubaa nii dhashe...
15/01/2021

Farmaajoow adiga iskeen Cayaalka aad xaywaanaha magacyadooda siisay blhi koob biyo iga cabi makaraane shuubaa nii dhashee 💪💪💪

Happy graduation. Iisoo hambalyeeya shuubaa nii dhashee. 😂😂😂
07/12/2020

Happy graduation. Iisoo hambalyeeya shuubaa nii dhashee. 😂😂😂

24/11/2020

A journalist with 2+ years experience.

I doorta oo dalka igu aamina shuubaa nii dhashee
21/11/2020

I doorta oo dalka igu aamina shuubaa nii dhashee

Shuubadaan waan soo anbixiyay waa markaan heesteyda  kusoo tuuran lahaa shuubaa Idin dhasheeee.
25/08/2020

Shuubadaan waan soo anbixiyay waa markaan heesteyda kusoo tuuran lahaa shuubaa Idin dhasheeee.

Inta farxada iskula ciidnay Sharafaa leedihiin. Aadbaa u mahadsantihiin. Ciidaan ciideeda iyo Anagoo nabad ah Insha Alla...
04/08/2020

Inta farxada iskula ciidnay Sharafaa leedihiin. Aadbaa u mahadsantihiin. Ciidaan ciideeda iyo Anagoo nabad ah Insha Allah

Waa taliyihiina oo jawi degan kujiro.Hal iyo labo ka dhaha somaaliyey
04/07/2020

Waa taliyihiina oo jawi degan kujiro.
Hal iyo labo ka dhaha somaaliyey

Wlee waa yaab. Waa aduun iyo xaalkiisa
28/06/2020

Wlee waa yaab. Waa aduun iyo xaalkiisa

Shuubadaan ku dhafray xaleey. Allow II daa
23/06/2020

Shuubadaan ku dhafray xaleey. Allow II daa

Address

106 Seeraar Building, Hargeisa 2nd Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laandheere Taliye muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share