Wardheere Media

Wardheere Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wardheere Media, Media/News Company, Km4, Mogadishu.

24/03/2024

Xariifkaan bal waxa ku dhacaayo ee nin naag ay la joogta maxaa u geyay🤣🤣

21/03/2024

East iyo dhifiq maxa kala qabsaday malinta kobaad biyaha kali ayan ka somay

18/03/2024

Sababta Saxuurtu u macaan tahay Ani ma dhihin qof san in uu sameyo oga shikisantahy mention so dheh🤔.

17/03/2024

Ninkaan Oo Gabar Tiktok ku Dhex Mehersaday Ayaa Diidan inuu Gabadha Furo😄😄

Maxey kula tahy dhacdadan. Fallow no dhaha pageka.

01/03/2024

Maanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii amba-qaadayno dadaallada xoojinta midnimada iyo wadajirka dadkeenna. Marxaladdan xasaasiga ah waxaa waajib ah in aynu gacmaha is qabsanno oo meel iska dhigno khilaafaadka siyaasadeed.

28/02/2024

GABAR SOMALI AH OO LIVE TIKTOK SOW GASHAY IYADOW CABAADEYSO

25/02/2024

waa Layaabka wiil somali ah o gaari jiidaayo 😱 daawo muqaalka. Sheregarey

24/02/2024

Gudoomiyaha Degmada Farlibaax Ahmed Adan Hassan ayaa shirka Gobalada iyo Degmooyinka Dowlada Hirshabelle Kaga qeyb Galay Caasimada Mamulka Ee Jowhar.

23/02/2024

Kan oo kale reer Rer Banadir waxay dhahan nin mel u muqato fadhi wa ku dhib. Xertiisa yaa yaqaana oo looga dacwoodaa igaar kaan.

19/02/2024

Maxaa kala qabsaday Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur?.

16/02/2024

Madaxweyne Xassan Shiq oo garay Itobiya.

19/01/2024

Dumarka show waa carur bal eeg meshan waxa ka dhacayo.🤣🤣

Address

Km4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wardheere Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share