Voice Of The Somali People -VSP

Voice Of The Somali People -VSP Ku Soo Dhawoow Warbaahinta Codka Shacabka Somaaliyeed (Voices Of The Somali People) Kala Soco Warbi

Ku Soo Dhawoow Warbaahinta Codka Shacabka Somaaliyeed (Voice Of The Somali People) Kala Soco Warbixinadii Ugu Dambeeyay Dalka Iyo Dibada �

24/03/2023

Somali Tik Tok Ramadan Mubaarak📿

22/03/2023

Markaad gara neysid micnaha quraanka ❤️❤️

22/03/2023

Ugu raaxee naftaada hal daqiiqo qoolkii eebe 🙏❤️❤️

22/03/2023

Sii faafi walaal

21/03/2023

Maxaa kaa baarun 😁😁

11/03/2023

Idirka ii Taabo iyo Abdalla buurane maxaa kala haysta

06/03/2023

Dab khasaare xoogan geystay ayaa ka kacay xerada qaxoontiga ee Rohingya oo ay ku nool yihiin dad gaadhaya 12,000 oo qof.

Dabka ayaa baabi'iyay 2,000 oo hoy ah ka dib markii uu si dhakhso ah ugu faafay, sababta dabkan ayaa lagu sheegay in uu ka kacay haanta gaasta ee wax lagu karsado.

“Waan iskaga baxay siyaasadii somaliland oo waxaan ku noqday ganacsigaygii "Cabdirisaaq Ataash gudoomiyihii ururka Waaba...
06/03/2023

“Waan iskaga baxay siyaasadii somaliland oo waxaan ku noqday ganacsigaygii "
Cabdirisaaq Ataash gudoomiyihii ururka Waabari.

08/02/2023

Wuxuu Udhigmaa 32 Bombo Nuclear Ah | Dul Gariirka Turkiga Iyo Suuriya.

Copyright Ogaansho

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wafti uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool,...
23/01/2023

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wafti uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, iyadoo dadka soo dhaweenayay ay siteen Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo muddo 15 sanno ah aan iman Laascaanood ayaa maanta kusoo wajahan.Garaadka ayaa ka qayb gal...
23/01/2023

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo muddo 15 sanno ah aan iman Laascaanood ayaa maanta kusoo wajahan.

Garaadka ayaa ka qayb gali doona shirwaynaha dadka dega Sool, Sanaag, iyo Buuhoodle, ay aayahooda kaga tashanayaan kaasoo ka dhacaya laascaanood

22/01/2023

Legend Baaquli Boy oo ka hadlay xarigiisi iyo dilalka Muqdisho…

Address

Mogadishu

Telephone

+252711054070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voice Of The Somali People -VSP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share