Alma Media

Alma Media Alma Media isha wararka runta ah

05/02/2026

Fanaankii mobarak Octoper ahaa oo markale soo hadlay.

05/02/2026

Maamul goboleed ninka hoos joogo waxaa uu la mid yahay see more...

04/02/2026
Maanta Baydhabo sidaan ayaa ka dhacday.
04/02/2026

Maanta Baydhabo sidaan ayaa ka dhacday.

Sihaam iyo Fathi, waa lamaane nolasha ku midoobay. Waxay sheegen in ay faallo(Comment) iska barteen sidaasna isku calfad...
04/02/2026

Sihaam iyo Fathi, waa lamaane nolasha ku midoobay. Waxay sheegen in ay faallo(Comment) iska barteen sidaasna isku calfadeen.

Hadii aadan faallo bixin jirin, hada kedib ku dadaal oo halkan hoose ka bilow.

War Deg Deg : Dr Maryan Qasim ayaa ku guuleysatay Guddoomiyaha guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
04/02/2026

War Deg Deg : Dr Maryan Qasim ayaa ku guuleysatay Guddoomiyaha guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

04/02/2026

Guusha wey dhow dahay , lkn adkeysi waa muhiim.

Alma Media

Afrika ayaa laga helaa caruus suudkiisa la soo kireynaayo,caruusadana Taajka loo soo kireynaayo, Guriga ay ku hoydaana k...
04/02/2026

Afrika ayaa laga helaa caruus suudkiisa la soo kireynaayo,caruusadana Taajka loo soo kireynaayo, Guriga ay ku hoydaana kiro yahay.
Dadka sidaas ku aqal galay farxad guur ma dareemayaan?

Afrika waxay u baahan tahay dadkeeda in ay runta ku noolaadaan.

Alma Media
Sharegaree

Madaxweyne h**e Farmaajo: “Wallaahay waa sharaf weyn oo ay dadka Soomaaliyeed ii hayaan in ay guri ii dhisaan. Waa fikir...
04/02/2026

Madaxweyne h**e Farmaajo: “Wallaahay waa sharaf weyn oo ay dadka Soomaaliyeed ii hayaan in ay guri ii dhisaan. Waa fikir iyaga ka yimid oo si sahlan ku bilowday, ka dibna wax weyn noqday.”


Diwladda Federalka soomaaliya ayaa raali galin ka bixisay is jor istaagii ay ku sameysay ilasladii Axmed iyo Deni.
03/02/2026

Diwladda Federalka soomaaliya ayaa raali galin ka bixisay is jor istaagii ay ku sameysay ilasladii Axmed iyo Deni.

Address

Jaalle Siyaad Street
Mogadishu

Telephone

+252610730045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alma Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category