Alma Media Pro

Alma Media Pro Alma Media pro waxaad ka dheehan doontaa waxyaabo ku xiiso geliya

31/08/2025
31/08/2025

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Luwaay ayaa ka soo horjeestay Tallaabo uu qaaday Guddoomiyaha Gobolka Bakool.
Waxayna baaq u direen Madaxweynaha Kgs mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen.iyo Golihiisa wasiirada.

Dhuusamareeb: 500 Macallin oo Galmudug ah oo ku Dayacan CaasimaddaDhuusamareeb waxaa ku dayacan ku dhowaad 500 macallin ...
12/08/2025

Dhuusamareeb: 500 Macallin oo Galmudug ah oo ku Dayacan Caasimadda
Dhuusamareeb waxaa ku dayacan ku dhowaad 500 macallin oo laga soo ururiyey degmooyinka kala duwan ee Galmudug, kuwaas oo ay dayacday Wasaaradda Waxbarashada Federaalka Soomaaliya.
Macallimiintan oo laba bilood ku sugnaa caasimadda Galmudug ma helin guryo ay ku degaan, cunto ay ku noolaadaan, iyo tababarkii loo ballan qaaday.
Warar soo baxay ayaa sheegaya in lacagtii uu World Bank u qoondeeyay tababarka lagu eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Federaalka inay si khaldan u leexsadeen, halka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug aanay arrintan wax lug ah ku lahayn.
Falkan ayaa loo arkaa tacaddi culus oo ka dhan ah shaqaalaha rayidka Soomaaliyeed, gaar ahaan macallimiinta, taas oo muujineysa heerka ay Dowladda Federaalka uga gaabisay mas’uuliyadeeda.
Dhuusamareeb: 500 Galmudug Teachers Abandoned in the Capital
Nearly 500 teachers from various districts of Galmudug are stranded in Dhuusamareeb after being abandoned by the Federal Ministry of Education o
Thfese teachers, who have been in the Galmudug capital for two months, have not been provided with accommodation, food, or the training they were promised.
Reports indicate that funds allocated by the World Bank for their training were allegedly misappropriated by the Federal Ministry of Education. The Galmudug Ministry of Education is said to have no involvement in the matter.
This incident is seen as a serious violation against Somali civil servants, particularly teachers, and highlights the extent to which the Federal Government has failed in its responsibilities.

Taliska guud ee ciidanka Israa’iil, ayaa si rasmi ah ula wadaagay Netanyahu iyo golahiisa wasiirrada inaysan xamili kari...
08/08/2025

Taliska guud ee ciidanka Israa’iil, ayaa si rasmi ah ula wadaagay Netanyahu iyo golahiisa wasiirrada inaysan xamili karin ciidanka Israa’iil duullaan iyo dagaalle kale oo ka dhaca gudaha Qasa — waxayna caddeeyeen inay ciidanku maskaxda iyo jirkaba ka daaleen, sida uu baahiyay telefishinka loogu daawashada badan yahay gudaha Israa’iil ee Channel 12.

Fiiro gaar ah;

Wargelinta waxay timid maalmo kaddib markii Netanyahu uu shaaciyay in duullaan cusub oo ujeedkiisu yahay qabsashada dhammeystiran ee Qasa inay billaabayaan ciidanka Israa’iil, iyadoo isla go’aankan ay ansixiyeen golaha wasiirrada , balse taliska milatariga Israa’iil, waxay ahaayeen kuwa aan la talagalin oo aan la socon go’aankan, sida ay ku warrantay dhowr warbaahin oo Israa’iil.

Shiinaha: dalka shiinuhu waxa uu wadaa soo saarista diyaarad Drones ah oo la yiraahdo "Qiming-X50" ama xidig arooryaad- ...
07/08/2025

Shiinaha: dalka shiinuhu waxa uu wadaa soo saarista diyaarad Drones ah oo la yiraahdo "Qiming-X50" ama xidig arooryaad- 50 oo ku shaqeysa Soolar ama adeegsanaysa tamar Qorraxeed, diyaaradaan ayaa tijaabadeeda la sameeyey waxay hawada duuleysay 26 daqiiqo oo kaliya. Enjineerkii sameeyey wuxuu yiri: waxaa inoo qorsheysan 6 bilood ilaa hal sano inay hawada ku maqnaan doonto. Khubaradu Waxay ku tilmaantay "quasi‑satellite" dayax gamceed yar oo sidii dayaxi hawada wareega.

18/10/2024

Maalinta Berri ah waxaa Muqdisho ka bilaaban doono Diiwaan Gelinta dadweynaha waxaana lagu qaadan doonaa 10$, lacagtaas waa mashruuc cusub oo hanti lagu sameynayo.

Arrinta la yaabka ah ee jirta ayaa ah in Diiwaan Gelintaan aysan waxba ka ogeyn hay’daha amniga, laakiin xogta aan helay waxay tilmaameysaa in iyagana dhankooda diiwaan gelin sameyn doonaa waana lacag kale!

Shacabow canshuur waa laga soo tagay qofka naftiisa ayaa lacag laga rabaa ee ogaada.

Teendhada Afisyoone oo dalbanayso in aan lagu caasinin oo xaquuqda ay qaranka ku leedahay la siiyo.Teendhada waxay codsa...
07/10/2024

Teendhada Afisyoone oo dalbanayso in aan lagu caasinin oo xaquuqda ay qaranka ku leedahay la siiyo.
Teendhada waxay codsatay in la la garab istaago dayactir iyo qurxin.

Waxayna sheegeysaa in ay tahay goob aan laga maarmin.

05/10/2024

Haddii aad shalay difaaciisa diyaarad u raacday.
Dowkadiina ku eedaysay in ay sharciga duulaan ku tahay.
maantay ha inoo sheegin sheekha in uu shay kale yahaye .
waa un shalay kii aad shacabka ku tiri taageera sheekha oo sharciga ha sare mare,e.

Horta taladaadi ma eersatay.
Rawaahu Nafar ah

02/10/2024

From baydhabo to Muqdisho

Micnaha✅️✅️
01/10/2024

Micnaha✅️✅️

21/09/2024

Md xasan sheekh uma eko qof wax saxayo waayo , hadalkan ayuu dadka kula hadlaaya mana rabo in uu tallaabo ka qaado kii hadalka xun yiri.
Marka odayga is.miskiimiskii ayuu bilaabay yaan laga yeelin

Taliye shub in Baydhabo.In uu san laaban baa macquul ah.Fariintana uu halkaas ka soo diri doono
18/09/2024

Taliye shub in Baydhabo.
In uu san laaban baa macquul ah.
Fariintana uu halkaas ka soo diri doono

Address

Makka Almukarrama
Mogadishu

Telephone

+252610730045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alma Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category