Gamuun Media

Gamuun Media Hadal yar iyo hawl badan.🫶

18/09/2026

Ninkii naagta wuuba nacsiiyee🤣🤣
Sheeko walan wye tan.

Kasoo qaad wad shaqaysaa " hadii mushaarkaga laguu hormariyo mudo sadex sano ah maxad ku qaban laheed?."
17/09/2026

Kasoo qaad wad shaqaysaa " hadii mushaarkaga laguu hormariyo mudo sadex sano ah maxad ku qaban laheed?."

16/09/2026

Ceel qalow iyo roob markuu yimaado⛈️😩

16/09/2026

Inay saan dhacayso wan ogaa ka xaa xaabiya hade😱

Waxa la hayaa ID card NIRA kasoo laga helay bakaro aaga shirkada Dababshiil fadlan share dheh si uu u gaaro qofkii lahaa...
16/09/2026

Waxa la hayaa ID card NIRA kasoo laga helay bakaro aaga shirkada Dababshiil fadlan share dheh si uu u gaaro qofkii lahaa.
Numberka laga heli karo 0615022464

15/09/2026
14/09/2026

Iidaadi prime time 🤣

Waa sababta aysan dumarku hantiilayaan u noqon.Galab wanagsan
13/09/2026

Waa sababta aysan dumarku hantiilayaan u noqon.
Galab wanagsan

13/09/2026

Balo ku dhunkatay😱

12/09/2026

Sheeko iga qoslisay
Gabadhan baa waxa lacag usoo diray ninkeeda, ka dib muqaal iska duubtay oo ay soo dhigta tiktok bay soo saartay message.kii lacagta iyadoo aan qarin numberka ninkeeda, wax yar ka dib waxaa soo wacday dumar aad u badan, ninkii inta wareeray buu numberka xaaskisa iskaga dhiibay😂🤣
Ka dib mxa dhacay dawo.

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252616445855

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gamuun Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gamuun Media:

Shortcuts

Share