Mogadishu Daily News

Mogadishu Daily News Daily News Is The Most Read Online News portal in Somalia.

Alle ha u naxariistee Cabdinaasir Muuse Dahable, oo ka shaqaynayay garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa maydkiisa laga hel...
19/02/2024

Alle ha u naxariistee Cabdinaasir Muuse Dahable, oo ka shaqaynayay garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa maydkiisa laga helay Guri uu ka deganaa Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawacyo ku yaalaan maydka marxuumka.
Waxa uu ahaa aqoonyahan bartay Culuumta Duulista oo ka soo jeeday magaalada Gebilay ee Somaliland.

Muqdisho:Macallin Cabdiraxmaan Macow ayaa lagu diley mindi, falkan waxa la sheegey in uu geystay wiil ay u soo dacwootey...
12/02/2024

Muqdisho:Macallin Cabdiraxmaan Macow ayaa lagu diley mindi, falkan waxa la sheegey in uu geystay wiil ay u soo dacwootey walaashiis oo kamid ahayd areyda macallinka la diley.

12/02/2024

Degdeg :- Macalin school ayaa hadda lagu dhex diley isla schoolka uu baraha ka yahay oo ku yaalla D/Wadajir.

Dilka waxaa geystay nin Bajaaj watey oo sida la sheegey gabar ay uga soo dacwootey macalinka.

Mahad Sheekh Muxudiin oo ahaa wasiir ku xigeenka beeraha ee Jubbaland ayaa maanta isagoo gacmaha ka katiinaysan laga soo...
01/09/2023

Mahad Sheekh Muxudiin oo ahaa wasiir ku xigeenka beeraha ee Jubbaland ayaa maanta isagoo gacmaha ka katiinaysan laga soo tarxiilay Kismaayo oo laga soo dajiyay Muqdisho, arrintaaMahad Sheekh Muxudiin oo ahaa wasiir ku xigeenka beeraha ee Jubbaland ayaa maanta isagoo gacmaha ka katiinaysan laga soo tarxiilay Kismaayo oo laga soo dajiyay Muqdisho,

Dhacdo argagax leh.!!!Magaalada kismaanyo, gabadh shaqaale ah ayaa ciijisay (cunaha kudhagtay wiilyar oo afar bilood jir...
29/07/2023

Dhacdo argagax leh.!!!

Magaalada kismaanyo, gabadh shaqaale ah ayaa ciijisay (cunaha kudhagtay wiilyar oo afar bilood jira, oo xaafadii ay ushaqaynasay ah.
Wararku, waxay sheegayan in loo diiday. Mushaharkii ay kushaqaynasay.

29/07/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa amray in guddiyada Difaaca iyo arrimaha dibadda lagu wareejiyo Sharciga wasaaradda difaacu soo gudbisay si ay dib u eegis ugu soo sameeyaan.

Michelle Yeoh oo ku guulaysatay Oscar ayaa guursaday madaxii h**e ee Ferrari Jean Todt ka dib markii ay is guursadeen 19...
29/07/2023

Michelle Yeoh oo ku guulaysatay Oscar ayaa guursaday madaxii h**e ee Ferrari Jean Todt ka dib markii ay is guursadeen 19 sano.

Heath Ledger iyo gabadhiisa Matilda ee Brooklyn, 2007. 💔
29/07/2023

Heath Ledger iyo gabadhiisa Matilda ee Brooklyn, 2007. 💔

🔥 Isbedelka Cimilada ee Aduunka • Follow now
29/07/2023

🔥 Isbedelka Cimilada ee Aduunka •
Follow now

Waa aabbe ku haya ilmihiisii laabta isaga oo neef ka qaadanaya sambabkiisa.Maadaama uu ilmihiisu dhashay sidkiisa oo aan...
29/07/2023

Waa aabbe ku haya ilmihiisii laabta isaga oo neef ka qaadanaya sambabkiisa.

Maadaama uu ilmihiisu dhashay sidkiisa oo aan buuxsamin, waxa aan dhammaystirin habdhiska neerfihiisa qaybo ka mid ah. Dhakhaatiirta qalliinka ayaa u sameeyay qalliin noociisu ku yaryahay dunida taas oo u saamaxaysa in uu sambabka aabihii neefta ka qaato.

Halista qalliiinkani lahaa waxa ay ahayd in uu ilmuhu dhiman karo, dhegobeeli karo ama uu si kale ba wax u noqon karo. Ha se ahaato Ee Rabbi waa nabadgeliyay ilmahan oo waa kan aabbuhu sito isaga oo koray oo weynaaday.

La wadaag asxaabtaada.

Address

Wadada Liido
Mogadishu
0252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Daily News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share