Guulside Tv

Guulside Tv Guulside Golaha Guusha

24/11/2024

AUN, Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad, waxa uu ka mid ahaa rug caddaayaashii Saxafaadda ee Soomalida iyo wariyaashii loogu jeclaa ee BBC. Wuxuu ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. Ehelkiisa, Asxaabta, Qaraabada iyo bahda Saxaafadda ayaan uga tacsiyeynayaa isagana naxariistii janno Allaha siiyo. Aamiin.

30/07/2024

Bal isku day si noloshaada u yeelato.......

Guulside Tv


23/07/2024

Faa'iidooyinka Suuratul Baqara

Guulside Tv

02/04/2024

Allow u gargar walaalaheyn Falastiin
اللهم أنصر إخوانناالفلسطين

17/02/2024

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud "Bulsho waxaa dhisa Maccalinka &......"

15/02/2024

Sheikh Mohamed M Abshir "Qof waxaa shar & danbi ugu filan in uu walaalkiis Muslimka ah..... ....See More

12/02/2024

Dhacdo Naxdin leh: Arday ku dilay Macalinkiisa Muqdisho.

08/02/2024

Sheikh Musdafa "Qofka Muslim waxaa laga rabaa Seddex meelood in uu Meel........".
Guulside Tv

Everyone

04/02/2024

Waa Mid ka mid ah Dhaxalkii uu nooga tagay Alle ha u naxariistee Al ustaad Xassan Tahliil Ugaas Tahlil oo maanta Muqdisho ku geeriyooday
Waxaan ugu tacsiyeyneynaa dhamaam ummadda soomaaliyeed gaar ahaan qoyska,ehelka & bahda waxbrashada Soomaaliyeed
Alle ha u maxariistee ustaadka ayaa Muddo dheer wax soo barayey Ubadka soomaaliyeed isga oo soo saaray jiilal kala duwan
Rabbi naxariistii jano haka waraabiyo
آمين يارب🤲🤲🤲

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guulside Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guulside Tv:

Share

Category