21/02/2023
Ku: Maxamed Cabdi Maxamuud { Caawiye }
Ku: Maamulka Degmada iyo Deegnada Hoostago Galcad
Og: Gudoomiyaha Degmada Galcad
Ujeedo: Xil magacaabis
Iyadoo la dardargilinaayo shaqooyinka Degmada iyo howlaha hortabinta u leh Degmada Galcad
Kadib markuu arkay: Aqoonta iyo qibrada uu u leeyahay shaqada Arimaha Bulshada Uuna kasoo bixi karo shaqada loo igmaday
Gudoomiyaha Guud ee degmada galcad Khadar maxamuud wuxuu Maxamed Cabdi Maxamuud { Caawiye } u magacaabay Gudoomiyaha Arimaha Bulshada iyo Ciyaaraha Degmada Galcad
Khadar Maxmuud
Gudoomiyaha degmada Galcad
________________________________
WABILAAHI TOWFIIQ