Afbarwaaqo News

Afbarwaaqo News news

21/06/2023

Horta garoonki # # away dhismihiisi xageese ku danbeeyay mise iku sawir Bay aheed mala dhameeyay mise waa qabyo

31/10/2022

Dayax Dalnuurshe fanaanka kaliya ee dadkiisa la qeybsaday dhibaatada soo gaartay.

Labada qof oo 70 jirka ah, oo midna nolol faqri ah laakiin aan ceeb lahayn soo maray, midna hanti iyo awood aanu lahayn ...
04/04/2022

Labada qof oo 70 jirka ah, oo midna nolol faqri ah laakiin aan ceeb lahayn soo maray, midna hanti iyo awood aanu lahayn ku soo noolaaday ayaa waxay isugu yimaadeen sannadkii 70aad ee noloshooda.

Waa kuwaa hadda is dhinac fadhiya. Da'du waa ka wada muuqataa. Laakiin midkood eed looma haysto, xatooyo iyo khiyaamo uu aakhiro ka baqayaana ma jiraan. Dhibkii uu soo maray la soo dhaaf. Kan kalena wuxuu ku hammiyaa in noloshiisa laga tirtiro maalmo badan oo murugo ku haya. Maalmo uu hanti kale qaatay si uu ugu noolaado. Maalmo uu awood wax ku dhacay si uu dadka kale uga hormaro. Sababta uu sidaas u yeelay waxay ahayd oo keliya inuu karayey inuu wax dhaco naftuna ugu sheekaysay inuu wax badsado. Markuu todobaatankii soo gaaray ayuu ugu yimi dad badan oo soo noolaaday iyagoon maalinna wax dhicin, awoodna aan qalad u adeegsan.

Haddaad tahay 20 jir aan xatooyo isku ogeyn, waad kartaa inaad 70 sidaas ku gaarto hadii Alla kuu qadaro ee is adkee. Wixii kuu qoran kuma gefayaane Fadlan ceeb iyo dhac ha ku doonin hanti, derejo ama sharaf.

Cabdulqaadir Diiriye

Maxaa yaab isdabayaal.!!

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib...
03/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib socdaal Afar cisho qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaaraha oo intii uu joogay Imaaraadka Carabta kulammo la yeeshay madaxda ugu sarreysa dalkaas ayaa socdaalkiisu ku qotomay horumarinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, fududeynta fiisooyinka dadka Soomaaliyeed ee u safra Imaaraadka Carabta, dhoofka xoolaha Soomaalida ee loo iib geeyo dalkaas, gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso iyo qodobbo kale oo kkuseeya gobolka geeska iyo xiriirka labada dal.

30/01/2022

Gormee kuku danbesay fanannitan

650 xildhibaan oo Barlamaanka ingiriiska ka kooban yahay ayaa waxa qadiyada Soomaliland so xaadiray kaliya 30 xildhibaan...
18/01/2022

650 xildhibaan oo Barlamaanka ingiriiska ka kooban yahay ayaa waxa qadiyada Soomaliland so xaadiray kaliya 30 xildhibaan!! Waa 0.04% waa wax kayar 1%

Waxay arintaani muujinaysa sida qadiyadan Somaliland aysan muhiim ugu ahayn dalka ingiriiska. Caalamku sideena oo kale waxan ayaga qusayn waqti kuma lumiyaan.

Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa Cisbitaalka ku booqatay Afhayenka Xukumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Maca...
18/01/2022

Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa Cisbitaalka ku booqatay Afhayenka Xukumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo dhaawac uu kasoo Gaaray weerar is miidaamin ah oo lagu qaatay Axadii,

HOP147  yaad wadataaa sanadkaaan oo jeclaan laheyd  inuu kursigaas ku soo baxo ? Cali yare Cali   love  ❤️ Saar.  Mahad ...
15/01/2022

HOP147 yaad wadataaa sanadkaaan oo jeclaan laheyd inuu kursigaas ku soo baxo ?

Cali yare Cali love ❤️ Saar.
Mahad salaad wow 😮Saar

Waa mid kamid ah tarmada ugu adag ee sanadkaan kursigaas soona qor magaca aad u codeysa Cali mise Mahad

SCW❤
13/01/2022

SCW❤

Ra'iisul wasaare Rooble ayaa la kulmay Madaxweyneyaasha Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle, ka hor shirka ay ku b...
02/01/2022

Ra'iisul wasaare Rooble ayaa la kulmay Madaxweyneyaasha Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle, ka hor shirka ay ku ballansan yihiin Golaha Wadashiga Qaran.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afbarwaaqo News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share