Fahan MEDIA

Fahan MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fahan MEDIA, Mogadishu.

23/08/2025

Qof Soomaaliya wuxuu leeyahay qabyaalada aan iska dhaafno ok haye👍
asiga qabiilkiisa hadii la caayoo qabiil kaluu caynaa, doorashada qabiil wax ku dooranaa, Dadka qabiil ahaan ku difaaca ...!!🙄 haye yaa waye
Marka cida qabyaalad iska dhaafeyso oo aad sugee yaa waaye ileen adigii xitaa maku dhaqmeysid waxaad leedahaye ...?

23/08/2025

Isreal wey dhameyn rabtaa
Dadkaas illah uun baa u maqan
Soomaalidiina waxaa isaga darsoomay carabnimo iyo islaannimo
Waa yaap...!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahan MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share