Sufi Islamic TV

Sufi Islamic TV Sufi Islamic is an Islamic advocacy TV Channel

26/10/2025

kitaabka ibnu maajah oo lagu khatimay maannta raabidhatul xadiith qeybta jamaacatu sh da'ud culsaw Mudo 58 maalmood ah

20/10/2025

SIYAARADA:Mashaaiqda Kala.Ah Sheekh C/LAAHI sheekh Daa uud &. Macalin Nuur Maxamed Siyaar & Caalimkii Weynaa Ee Sheekh Cusmaan Xidig Ayaa Lagu qabtay Moowlaca Masjidu Toowfiiq,

16/10/2025

Abaalmarin lacageed oo qaali ah ayaa lagudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaanka dawrada masjidka Daarul Iimaan uu gacanta ku hayo Dr Sheekh Abuukar Xasan Maalin.

Tabiye: Xasan Maxamed Samatar Cowke

📷 Cali Xadiith

15/10/2025

Wasiir Jaamac " dariiqooyinka Ahlusunna Waljmaaca waxa ay na dhaxalsiiyeen jawi diineed oo macaan oo naxariis ku dhisan nabadna ah" .

15/10/2025

.

Wasiiro, culimo iyo dadweyne farabadan oo ku sugan tiyaatarka qaranka oo ay ka socoto siyaarada sayiddii Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani.

Tabiye: Xasan Maxamed Samatar Cowke
Camera 📷 Mustafa Mohamed Meeleeye

14/10/2025

Shirweynaha suldaanka awliyada oo barri ka dhacaya tiyaatarka qaranka ee Muqdisho.

Tabiye: Xasan Maxamed Samatar Cowke
📷 Mustafa Mohamed Meeleeye

13/10/2025

Sheekha wayn Qaariga Daaciga reer Yemen ee Muxamad Cabdul-Jaliil Al-Xumaadi oo lagu soo dhoweeyay machadka Tanwiir ee magaalada Muqdisho.

Tabiye: Xasan Maxamed Samatar Cowke
📷 Mustaf Mustafa Mohamed Meeleeye

07/10/2025

Dr Sheikh Abuukar Xasan Maalin ayaa soo qatimay kitaabka Riyaadu-Saalixiinka uu caalimka daaciga ah ee Sheekh Axmad-Nuur Cabdi Jimcaale ka waday masjidka Daawada ee Muqdisho.

Tabiye: Xasan Maxamed Samatar Cowke
📷 Mustafa Mohamed Meeleeye

06/10/2025

DAAWO WAREYSI CILMIYEED:- Maxuu yahay gunta qilaafka u dhaxeya Ahlusunnada ( Ahlu-xaqa) iyo Kooxaha Ahlu-bidaca ah ( kuwa baadiyeeysan).

Qaacidooyin muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.

Wareeysi Sheekh Axmad Bashiir Mucalim Abshir.

1/3

04/10/2025

Sheikh Abuukar Xasan Maalin iyo Mashaaikh Kale oo waaweeyn oo ku baaqay in si deg deg ah looga qeyb qaato markaz dhismihiisu marayo meel dhaxe .

03/10/2025

Imtixaankii Dawro Diimeedka Masjidka Daarul Iimaan | Dr. Sheekh Abuukar Xasan Maalin ✅

02/10/2025

qasiido macaan || Jacaylkaaga awgii jiifka yaa u nacoo

Address

Mogadishu

Telephone

+254796069493

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sufi Islamic TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sufi Islamic TV:

Share