03/10/2025
Baro Fanka & Maareynta Waqtiga Koorso 4 maalmood ah oo ku siinaysa xirfadaha aasaasiga ah ee fanka iyo farsamooyinka maareynta waqtiga. Ku habboon bilowga iyo dadka doonaya inay horumariyaan hal-abuurkooda iyo wax-soo-saarkooda.
Waxaad ka baran doontaa:
Aasaaska sawir-qaadista iyo naqshadeynta
Sida loo isticmaalo midabada iyo composition-ka
Hababka Pomodoro iyo Eisenhower Matrix
Sida loo qorsheeyo maalin wax soo saar badan leh