ZEEF MEDIA

ZEEF MEDIA Kala soco wararka, barnamijayda iyo shekoyinka somalida iyo calamka o xaqiiqada ku saleysan

18/10/2022

Macawisleyda reer Hiiraan oo kamiin u dhigay koox alshabaab ka tirsan oo isaga kala gooshayay Xilfooleey iyo Aadanyabaal. Ciidamada deegaanka waxaa hogaaminayay taliye lagu magacaabo Nuur Dheere. Dhabagalka waxaa Alshabaab looga gubay gaari nuuca dagaalka ah.

sidoo kale waxaa Alshabaab laga dilay dagaalamayaashii la socday gaariga oo ahaa nooca soomaalida u taqaan Cabdibile.

Ciidamada degaanka ee loo yaqaano Macawisley ee ku sugan Soodinta 2-da gobal ayaa sidoo kale 4 maalmood ka hor la sheegay in ay gacanta ku dhigeen 2 gaari iyo sarkaal sare oo katirsan kooxda AS.

https://youtu.be/LinyWGDJzac
16/10/2022

https://youtu.be/LinyWGDJzac

Hambalyada iyo Bogaadinta aan u direyno Kooxda Kubadda Cagta ee Soomaaliyeed, ee ku guuleysatay tartanka da’yarta Bariga iyo Bartamaha Africa , waxaa inoo dh...

Hambalyo iyo bogaadin baan u jeedinayaa Xulka Qaranka Soomaaliya (U17) 🙏🙏🙏
15/10/2022

Hambalyo iyo bogaadin baan u jeedinayaa Xulka Qaranka Soomaaliya (U17) 🙏🙏🙏

https://www.youtube.com/watch?v=ugZVxc0UglA&t=135sFADLAN SUBSCRIBE NO SAAR CHANALKA LIKE SHARE MAHDSNIDIIN GUUL SOMALIA
15/10/2022

https://www.youtube.com/watch?v=ugZVxc0UglA&t=135s
FADLAN SUBSCRIBE NO SAAR CHANALKA LIKE SHARE MAHDSNIDIIN GUUL SOMALIA

Farriin ku socota Soomaalida wax/galka ah. Maxay ka dhigan tahay guusha ay Soomaaliya gaarsiiyeen ciyaartoyda 17 jirrada?Soomaali ha abaal-mariso wiilashaas ...

14/10/2022

Ila daawo hadalkan qimaha leh e dardaaran iyo dhiirigelin isugu jiray oo u caawa u jeediyay Rw hamza dhallinyarada cayaartooyda Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano oo aan kula kulmay Addis Ababa.

Fadlan aan ku salino Nabi mohamed cswFadlan ha hilmaamin mahdsnid page
13/10/2022

Fadlan aan ku salino Nabi mohamed csw
Fadlan ha hilmaamin mahdsnid page

13/10/2022

Wafdi uu Hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Hamza Abdi Barre ayaa lagu wadaa in ay goordhaw ka duulaan garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa oo ah Caasimadda Dalka Itoobiya.

Ciidanka gaarka ah ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo Kuuno iyo deegaano kale oo dha...
12/10/2022

Ciidanka gaarka ah ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad, ayaa waxay ku dileen Afar dagaallame oo ka tirsan kooxda AS, iyadoo sidoo kale ciidamadu ay gacanta ku dhigeen hal dagaallame, hub iyo gaari ay wateen kooxdan.

Howlgalkaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ciidamadu ay heleen xog la xariirta in tuulooyinka qaar ay kooxdan si dhuumaalaysi ah u tagayaan ayaga oo doonaya dadka beeralayda ah inay xoolo baad ah ka qaataan.

Tan iyo markii ciidamada dowladda ay isku fidiyeen dhammaan deegaanada isku xira degmooyinka Balcad iyo Afgooye isla markaana ciidamadu ay dageen dhulka beeralayda oo Kooxda AS ay ugu yeeri jirtay Ganacsatada Muqdisho si ay uga qaadaan lacago baad ah ayaa haatan waxaa laga dareemayaa isbadal.

Saraakiisha dowladda ayaa uga digay dadka beeeralayda ah iyo ganacsatada inay hoggaansamaan isku dayada kooxdan AS ay ku doonayaan wali inay si dhuumaalaysi ah ugu boobaan hantida shacabka Soomaaliyeed.

https://youtu.be/u8fiEGKjYGw
11/10/2022

https://youtu.be/u8fiEGKjYGw

Madaxweyne Xasan Sheekh “Doorka Culummada Soomaaliyeed ee dagaalka aynu kula jirno argagixisada dowlad ugu hiilin maysaan,Xasan Sheekh ugu hiilin maysaan ee ...

Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar oo ah Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo ku labisan dareeska Ciidanka ...
11/10/2022

Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar oo ah Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo ku labisan dareeska Ciidanka oo ay Garbo socdaan xildhibaano Reer Hiiraan ah ayaa la arkay saakay.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615963774

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZEEF MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ZEEF MEDIA:

Share