Afric cable

Afric cable Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afric cable, Media/News Company, kapalagala Road, Mogadishu.

13/11/2023

Barihii banaanka macalin cisman abdla cismaan waayihisi Nololeed
Ahmed GarLe Eise

13/11/2023

| Nin naftii halige ah ayaa la xaqiijiyay inuu isku qarxiyay xerada 77 afaafkeeda h**e isaga oo weliba ay ciidamadu xabadeynayaan.

Ilaa iyo hada lama xaqiijin hadii uu jiro qasaare iyo in kale, waxaana halkaasi dhowr jeer ka dhacay falal lidi ku ah amaanka.

Madaxweyne Dani ayaa Wasiirka Amniga Puntland u magacaabay Ibraahim Xaaji Bakiin oo deegaan Doorashadiisu tahay Carmo Go...
11/10/2023

Madaxweyne Dani ayaa Wasiirka Amniga Puntland u magacaabay Ibraahim Xaaji Bakiin oo deegaan Doorashadiisu tahay Carmo Gobalka Bari

Abdinaasir Faysal

10/10/2023
10/10/2023

Garoowe: October 10, 2023: 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 TODOBAADLAHA 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐏𝐋.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka puntland (PEC) mudane, Hon. Fu'aad Adeer oo uu weheliyo guddoomiye kuxigeenka guddiga mudane, Axmed Maxamuud Cumar(kk) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee guddiga.

Kulanka maanta ayaa ajendihiisu ahaa dhagaysiga warbixinta guddoonka ee la xiriirta kulamadii hay'adaha bahwadaagta guddiga, dhammaystirka wadatashiga dhinacyada iyo ka doodista soo saarista jadwalka shaqo ee guddiga.

Safaaradda Turkiga oo qaabishey, Hoggaamiyaha SSC-khaatumo, Cabdiqaadir Aw-Cali, iyaga oo ka wadahadlay sidii Dawladda T...
10/10/2023

Safaaradda Turkiga oo qaabishey, Hoggaamiyaha SSC-khaatumo, Cabdiqaadir Aw-Cali, iyaga oo ka wadahadlay sidii Dawladda Turkigu qayb uga noqon lahayd, dedaalada uu Hoggaamiyahu ugu jiro sidii mashaariic Horumarineed looga fulin lahaa deegaanada SSC-Khaatumo.

Safiirka Turkiga ayaa ballanqaaday in ay deegaankaas soo gaadhsiin doonaan qaybo kamida mashaariicda horumarineed iyo gargaar ee ay dalka Soomaaliya ka fuliyaan.

Madaxda Mucaaradka Puntland oo ShirayGaroowe, Nugaal, Somalia
10/10/2023

Madaxda Mucaaradka Puntland oo Shiray
Garoowe, Nugaal, Somalia

Address

Kapalagala Road
Mogadishu

Telephone

+252616497752

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afric cable posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afric cable:

Share