Mohamed dahir dagane

Mohamed dahir dagane ku Sodhawow qalbi furan page follow dheh🙏🇸🇴halkan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo ku xiiso galiya

( midkeee leh mudnaanta kowaad )Kee hor mari laheed adiga ahaan ...?🤔👀Ciidan.1. Ardey 2.. tarmaa 3. Iyo dameerka 4
06/09/2026

( midkeee leh mudnaanta kowaad )

Kee hor mari laheed adiga ahaan ...?🤔👀

Ciidan.1. Ardey 2.. tarmaa 3. Iyo dameerka 4

Hadii aragtida indhahaga 👀caafimaad qaban waa meeqa tirada shinbirahaan🐧🐦Qofkii sheega waa qof indhahiisa caafimaad qaba...
05/09/2026

Hadii aragtida indhahaga 👀caafimaad qaban waa meeqa tirada shinbirahaan🐧🐦

Qofkii sheega waa qof indhahiisa caafimaad qaban hadi aad sheegi weysis dhaqtar aad

03/09/2026

Tahliil Maxamuud Waa aabo Danyar ah oo ku nool degamada hobyo fadlan wax aad awoodo ku caawi

Labarkiisa waa kaaas👉0617753872

Uga yaraan hadi aadan wax kale awoodin muqalkan u share Garee 🙏🏼🫶 manta abahan garab ayow kaga bahan yahay

Baydhabo maanta waxaa ka socda dagaal, waxaana arin aad u xun ah in wiil Soomaali ah uu wiil kale oo Soomaali ah macno-d...
03/09/2026

Baydhabo maanta waxaa ka socda dagaal, waxaana arin aad u xun ah in wiil Soomaali ah uu wiil kale oo Soomaali ah macno-darro isku dilo. 💔

Goorma ayaynu fahmi doonnaa in dhiigga Soomaalidu yahay mid qiimo leh? Dagaal xal ma aha, dil iyo colaadna ma dhisaan mustaqbal. Nabaddu waa guusha dhabta ah, nolosha qof walbana waa qaali.

Ilaahay ha joojiyo colaadda, ha badbaadiyo shacabka Baydhabo, hana isku soo celiyo nabad iyo walaaltinimo. 🤲🇸🇴

Xeebta magaalada Hobyo ee gobolka Mudug 🌊☀️ waa xeeb aad u qurux badan, lehna muuqaal dabiici ah oo soo jiidasho leh, ku...
03/09/2026

Xeebta magaalada Hobyo ee gobolka Mudug 🌊☀️ waa xeeb aad u qurux badan, lehna muuqaal dabiici ah oo soo jiidasho leh, kuna habboon dalxiis iyo maalgashi. Inkastoo ay leedahay fursado badan oo dalxiis iyo dhaqaale, haddana weli ma helin

maalgashigii iyo horumarkii ay mudnayd. Waxaa xusid mudan in dadka deegaanka ee ka soo jeeda Hobyo ay yihiin dad dhaqaale ahaan awood leh, kuwaas oo fursad weyn u haysta inay dalkooda iyo deegaankooda ku sameeyaan maalgashi wax-ku-ool ah.

Hobyo waxay u baahan tahay maalgashi, horumar iyo dalxiis casri ah. 🌴🌊❤️ maxey kula tahy adiga..?

02/09/2026

Fariintaan Hormuud Gaarsiiya fadlan sidaan Dadka somaliyed uma wngsana

Shirkada hormuud aya manta gabihaan shaqeyney  adeegeeda EVCPLUS  waa Wax laga xumaado in shirkada dhan oo hysatada hant...
02/09/2026

Shirkada hormuud aya manta gabihaan shaqeyney adeegeeda EVCPLUS waa Wax laga xumaado in shirkada dhan oo hysatada hantidi umada somaliyed oo dhan xita waxaa cilad weyn ka jirtaa wicitaanka toos ah 🙄👀

Adiga cicadas maku hysataa ..?

02/09/2026

Xaflad lagu qabtay Machadka Al-Misbax Al-Ashayr ee degmada Hobyo, gobalka mudug oo ardayda lagu weydiinayay su.aal Qur’aanka Kariimka ah iyo Rikaada.

Xafladda waxaa ka soo qaybgalay Xoghayaha Degmada Hobyo, Mudane Mursal Maxamuud Aadan, waalidiinta ardayda iyo marti-sharaf kale.

01/09/2026

ABSOLUTELY waa sheekada iga dhax guuxeysa Garyaqaan ayaa manta garta gooyay 🤣😜

Maxey kula tahy adiga..?

01/09/2026

Daahir waaba mucjiso caadi ah family dad ayow dhax dhigay kwrn hee🤣😜💔

Address

Wadadda Dabka
Mogadishu
252

Telephone

+252618052514

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed dahir dagane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share