
24/04/2024
Hadii Soomaaliya lagu beero 10,000000 oo geed
Dadkeedana lagu waajibiyo
1) labadii qof oo is guursanaya in ay beeraan 2 geed
2) qofkii guri dhisanaya 2 geed mid guriga gudihiisa ah iyo mid dibadiisa ah
3) qofkii dabaq dhisanaya 5 geed
4) reerkii ilmo u dhashaan 3 geed
5) qofkii geed gooya $2500 oo magdhowga geedka ah iyo 9bilood oo xabsi ah
Qaab noocee ah ayay u ekaan lahay aragtidaada qaybta comments noogu reeb mahadsanidiin