warka maanta

warka maanta news
warar
wararka caalamka
wararka maanta
wararka ciyaaraha

Madaxweynuhu wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan siyaasadeed, wuxuu qalqal geliyey geedi socodkii dib u...
31/03/2024

Madaxweynuhu wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan siyaasadeed, wuxuu qalqal geliyey geedi socodkii dib u heshiisiinta iyo dawlad dhiska, wuxuu dhaawacay is aaminaddii iyo kalsooni dhiskii ummadda, wuxuu dalka u sameeyey laba dastuur oo muran iyo mugdi gelinaysa sharciyadda Madaxweynaha iyo hay’adaha kale ee dastuuriga ah.

21/04/2023

dhawr gaari oo xamuul ah ayaa maantay ka tagay magaalada garoowe iyagoo ku wajahan magaalada laasacaanood
warka maanta Malik parzaam

21/04/2023

laasacaanood oo maantay si fiican looga ciiday
welcome again
warka maanta Malik parzaam

21/04/2023

lasacaanood waxa lagaga ciidaa dharkan fiiriya oo dawada
warka maanta

SACUUDIGA WAA CIID ayuu leeyahay Marka Ciiid wanaagsan SaaxibayaalSoomali Gambar iyo Geed iney bil ka fariiyaan ayey rab...
20/04/2023

SACUUDIGA WAA CIID ayuu leeyahay Marka Ciiid wanaagsan Saaxibayaal
Soomali Gambar iyo Geed iney bil ka fariiyaan ayey rabaan Anagaa Doobirayaal u qaadanay Camal

20/04/2023

scc oo soo huromarisay hubkeedii si ay isaga difaacdo ciidamada barida wayn

20/04/2023

muuse biixi wxaan leenahay waxaad wado waa wareer inaka ilaali foodada waqtigaaga waad qaadatay

20/04/2023

wxaa caddatay in ay ssc guulaysatay kana guulaysatay ciidamada barida weyn ee snm

20/04/2023

degmada kaaran oo maantay laga helay maandooriye aad ubadan ku was oo loo adeegsan jiray shacabka

20/04/2023

dharbaaxooyinka muuse biixi

20/04/2023

dumucratiyadu waxay muhiin utahay dadka
maxamed abiib

Address

Bosaso
Mogadishu
252

Telephone

+252907709056

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when warka maanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to warka maanta:

Share