Wariye Abdulkadir Saxanuuni

Wariye Abdulkadir Saxanuuni .

28/03/2026

Beesada ii soo celiya.

DEG DEG: Koonfur Galbeed ayaa sii deysat liiska xildhibaanada baarlamaanka 3-aad ee maamulkaas, waana 94 mudane baarlama...
27/03/2026

DEG DEG: Koonfur Galbeed ayaa sii deysat liiska xildhibaanada baarlamaanka 3-aad ee maamulkaas, waana 94 mudane baarlamaan.

Tan ayaa kadhigan in ay saacado ka dib guddoon dooran doonaan.

🚨 BREAKING NEWS Sida ay ku warantay Warbaahinta Mareykanka gantaal laga soo riday Iran ayaa ku dhacay saldhigga ciidamad...
27/03/2026

🚨 BREAKING NEWS Sida ay ku warantay Warbaahinta Mareykanka gantaal laga soo riday Iran ayaa ku dhacay saldhigga ciidamada 🇺🇸 cirka ee Prince Sultan Airbase kunayaala Saudi Arabia, taasoo keentay in diyaarado Maraykan ah oo shidaal-siinta kuwa dagaalka ay waxyeello soo gaarto.

Ilo Mareykan iyo Sucuudi ah ayaa sheegay in weerarka sidoo kale loo adeegsaday Diyaarado Drone is wada, isla markaana tani ay tahay ugu yaraan weerarkii labaad ee lagu beegsado saldhiggan tan iyo markii uu dagaalku bilowday.

Faahfaahinta khasaaraha, Qaar ka mid ah diyaaradaha shidaal-siinta ayaa waxyeelloobay, Weerar h**e ayaa sidoo kale sababay dhaawac gaaray ilaa 5 diyaaradood, Sawirro iyo xog furan ayaa muujinaya burbur ka dhacay saldhigga

WAR CUSUB: Xu/tiyiinta Yaman oo hada hadlay ayaa ku dhawaaqay iney diyaar u yihiin iney sameeyaan faragalin milatari oo ...
27/03/2026

WAR CUSUB: Xu/tiyiinta Yaman oo hada hadlay ayaa ku dhawaaqay iney diyaar u yihiin iney sameeyaan faragalin milatari oo toos ah oo ay adeegsadaan gantaalahooda.

Waxay sheegeen ineysan badda-cas u ogolaan doonin in loo isticmaalo hawgalo ka dhan ah !ran iyo Musliminta, waxayna intaasi raaciyeen iney tallaabo milatari qaadayaan hadii xaaladu sii xumaato, oo dagaalka !ran sii adkaado.

27/03/2026

Baydhabo...

27/03/2026

DIYAAR GAROWGA BAYDHABO....see more

Caawa Hadii tala iga maqlayaan labadaan Oday Waxaan dhihi lahaa.War laba Oday ayaa tiheen Cimrigeena waad qadateen war y...
27/03/2026

Caawa Hadii tala iga maqlayaan labadaan Oday Waxaan dhihi lahaa.

War laba Oday ayaa tiheen Cimrigeena waad qadateen war yaan dhalinyarada Soomaliyeed leysku leynin idinka oo dan gaara isku heysta.

War alle ka cabsada oo baaqyada Culimada Soomaliyeed maqla, dhageysta Codka dhalinyarada oo dagaalka Joojiya.

Kuwa qabiilka u raray Sheekada ee sii xumeynaya waxaan leeyahay wlhi qabiil is haaya ma jiro ee laba nin oo shalayna heshiis ahaa ayaa dantoodii isku heysta.

Soomaliyeey Aan dhamaanteen u istaagno joojinta dhiiga Soomaliyeed ee isku dhimanaayo si niyada ayaan u hadlayaa aniga oo cidna u gafeyn.

Nabad Nabad Nabad Nabad Nabad Nabad.

  Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo wargal ah, oo kusugan Muqdisho iyo Addis Ababa, Cabdirashiid Janan oo ay Dowladda F...
27/03/2026

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo wargal ah, oo kusugan Muqdisho iyo Addis Ababa, Cabdirashiid Janan oo ay Dowladda Federaalka h**ey u sheegtay in uu yahay madaxa amniga ee gobalka Gedo, gaar ahaana aaga BaladXaawo ciidankeeda haystay ayay Itoobiya kuxanibtay magaalada Addis Abaa, iyadoo warar hordhac ah sheegayaan in laga dajinayo berrito Muqdisho.

Dadaalo ay sameysay dawladda Federaalka oo arrintan wax ka qabashadeeda ah ayaan shaqeyn ilaa hadda, waxaana xoguhu sheegayaan in uu galabta kuwargaliyey xubno katirsan Safaarada Soomaaliya imaanshihiisa iyo cabsi uu ka qabo dhanka Itoobiya.

Talaabadan ayaa dharbaaxo ku ah dowladda Federaalka, maadaama Itoobiya ay xubno saraakiil amni oo wata baasaboorka diblumaasiga qabatay, sheegaysana in ay dalkeeda ka masaafurinayso.

Midka mid ah hubkii Masaaridu keentay ee loo raray Buurhakaba si Baydhaba loogu xasuuqo.Ururka 313 madaficda goobta 100 ...
27/03/2026

Midka mid ah hubkii Masaaridu keentay ee loo raray Buurhakaba si Baydhaba loogu xasuuqo.

Ururka 313 madaficda goobta 100 Askari ayaa laga qaaday ay ku jiraan 32 kamid ah ciyaalki Eeyaha Naarta ka soo goostay.

Ururkan waxaa taliye u ah Xasan Ibrahim iyo sidoo kale Dhamme ka tirsan ciidankii Eritrea laga keenay.

Arrinka kale ee soo kordhay waa in ciidankii Eritrea lagu soo tabobaray loo raray Buurhakaba si ay u weeraraan fariimaha ciidanka Atmis ee Ethiopia ka socda oo Baydhaba jooga iyada oo lagu sababeeyay in ay garanayaan nooca dagaal ee Itoobiyaanka.

Hadda dagaalku wuxuu u gudbay Masaarida iyo Eritrea oo duullaan ku ah ciidanka Ethiopia ee magaca ATMIS ku jooga Baydhabo.

Ciidanka Atmis ee Baydhabo jooga ayaa iyaguna caawa diyaargaroow buuxa sameeyay.

Goordhow waxaan idinla wadaagi doonaa saddex muuqaal oo dhammaantood muujinaya madaafiicdii Masar laga keenay iyo ciidankii Eritrea lagu soo tabobaray ee Buurhakaba loo daabulay.

 : Madaxweyne Erdogan ayaa caawa markale si kulul u weeraray Ra’iisul Wasaaraha Isr||L wuxu yidhi:  “Shabakadda xasu*qa ...
27/03/2026

: Madaxweyne Erdogan ayaa caawa markale si kulul u weeraray Ra’iisul Wasaaraha Isr||L wuxu yidhi:

“Shabakadda xasu*qa caadaysatay ee Netanyahu waxay doonayaan inay dalalka Islaamka kala qaybiyaan, iyagoo adeegsanaya khilaafka madaahibta iyo isirka."

Madaxweynuhu isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yidhi:

"Netanyahu waa argagix*ye, waa shaqsi khatar ku ah nabadda adduunka iyo xataa bini’aadannimada....”

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Abdulkadir Saxanuuni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Abdulkadir Saxanuuni:

Share

Category