Halgan Media

Halgan Media Asc soo dhawoow wll waxa naga heli doontaa Barnamijyo xiiso leh Insha Allah.

03/09/2025

Wac. Daradii gobalka hiiraan Xawaadle Community

17/08/2025

Yusuf dabageed shaqo wacan

17/08/2025

Keeydsanne Oo umada soomaaliyeed usheegay ineey cawadga dalka Af kala dagaalamaan🦁🇸🇴

13/08/2025

Shirkii udhaxeeyay Madaxda Dowlada iyo xubnaha Mucaaradka ayaa soo dhamaaday iyadoo aan wax heshiis ah la gaarin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in uu diyaar u yahay in qodobada qaar uu ka tanaasulo balse mucaaradku waa diideen arintaasi oo waxa ay codsadeen in dhamaan cutubka afaraad laga tanaasulo

Xasan Sheekh ayaa intaa kadib ka codsaday Mucaaradka in aan lakala tagin oo la sameeyo gudiyo farsamo oo labada dhinac ah si wadahadalada ay usii socdaan loona gaaro is faham buuxa

Xubnaha Mucaaradka ayaa hada kulan uu usocdaa waxaana ay ka arinsanayaan sida ay ka yeeli lahaayeen codsiga Madaxweynaha waxaana la filayaa in ay soo saaraan war saxaafadeed.

13/08/2025

Ugaaska Guud ee Beesha Xawaadle oo soodhaweyn balaaran loogu sameeyay magaalada Baladweyne.Halgan Media

28/06/2025

Halgan hiiraan Somalia 🇸🇴 Halgan Media

Manchester United dhib uma yara waayo  £5M ayay ka heleen Europa League fiinalkii laga qaaday balse Manchester United ay...
22/05/2025

Manchester United dhib uma yara waayo £5M ayay ka heleen Europa League fiinalkii laga qaaday balse Manchester United ayaa Chelsea siin doonta £3.5M oo ah in Mason Mount uu gaaray fiinaal yurub.

Horay Fiinaalkii FA-Cupka ayay 5milyan ugu cuneen.

Heshiisyadii lagu gaaday ayay kamid ahayd 65-Milyan oo lagu iibsaday ilaa 10m kale oo fiinaaladii uu tagay ayay Chelsea maroosaa.

04/05/2025

Jawiga wa mid qurux badan halgan hiiraan Somalia 🇸🇴

02/05/2025

Ciidanka deeganka buraweyn aya galabta dagal kuqaday as duledka dagmada halgan

30/04/2025

Jawi qurux badan waadiga halgan

29/04/2025

wa wado kabaxdo sona kasho dagmada halgan mataqaniin

27/04/2025

Qudbadii manta dugsiga macalin Maxamed saciid

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share