Radio Mogadishu

Radio Mogadishu Radio Mogadishu was founded in 1951. Since independence in 1960, it has acted as the official radio s Radio Mogadishu's programs are live from 6am to midnight.
(3)

The programs include news and events, education, health, entertainment programs, among others.

02/11/2025

BANDHIGGA WAREEYSIYADA 02.11.2025

02/11/2025

Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknaloojiyadda XFS Axmed Diiriye "Maareynta iyo xal u helida isbedelka Cimilada iyo adeegsiga Tiknaloojiyadda waa laba tiir oo aan sinna u kala maarmin".

02/11/2025

WARKA HABEEN 02.11.2025

02/11/2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Xayir Ducaale "Dalkeenu wuxuu leeyahay sharci wuxuuna damaanad qaadayaa Wariyaasha Madaxa Banaan Xoriyadooda".

02/11/2025

Xarunta Qaran ee Tubsan ayaa Muqdisho ku qabatay tababar ku saabsanaa ka hortagga hadallada naceybka ku saleysan.

02/11/2025

Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka oo si weyn looga xusay 12 sanno guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

02/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey daahfurka Madxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariiqda Dalka Masar oo uu ka qeyb galay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS.

02/11/2025

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda Golaha Aqalka Sare oo Muqdisho ka furtay shir looga arrinsanayo duruufaha haweenka ka howlgala Hay'adaha Amniga iyo Cadaaladda Dowladda Federalka.

02/11/2025

WARKA GALAB EE Radio Mogadishu 02.11.2025

02/11/2025

Maamulka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu wareejiyay Gaadiidka Cagafta oo ay horay uga codsadeen ganacsade Axmed Nuur Sheekh Yuusuf.

02/11/2025

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda Golaha Aqalka BJFS Senator Naciimo Xasan Gadhweyne "Shirkan waxaan ugu talagalnay horumarinta Dowlad wanaagga iyo qiimeyn lagu sameeyo duruufaha haweenka ka howlgala xarumaha Hay'adaha amniga iyo Cadaaladda."

02/11/2025

Madaxa fulinta Shirkadda Beco Cali Maxamed Kaariye "Shirkadaha Korantada bixiya iyo Hay'adda Korontada Qaranka waxay isla qaateen inaan qaadano shaahaadooyinka aqoonsiga iyo inaan jabino sicirka korontada aan bixino."

Address

Ministry Of Information Bldg, Near Villa
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Mogadishu:

Share

Category