Naasir Tv

Naasir Tv kusoo dhawow barta Naasir Tv

23/02/2024

Ka dib Markii Ehlu Naarku galaan Naarta ,
Ehlu Jannahana galo jannada.

Waxaa loo yeerayaa Nebi muhammed csw.
Waxaa la Oranayaa Ma raalli noqotay Muhammadow . csw ?

Waxuu dhahayaa Ma raali noqonayo
ayadoo hal qof Oo ka mid ah Umadeydaa naar ku jirto

Allaah ayaa Malaa`igta ku amraya ka soo saara naarta qofkasta Oo qalbigiisa ku jiro dhuuracaso wax ka yar Oo iimaan ah.

Albaabadii jahanama ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa koox ka mid ah muslimiinta cusaada ah waxaana loo wadayaa jannada.

Markaas ayaa lagu Oranayaa
Muhammadow "NNKH"ma raali noqotay hadda.?
Waxa uu leeyahay ma raali noqonayo rabiyow ilaa hal qof Oo ka mid ah Umadeyda naarta ku jirto.

Allaah ayaa hadana mala'igtiisa ku amray ` ka soo saara Naarta qof kasta Oo hal maalin indhihiisu la ilmeysay cabsi aniga iga cabsanaa darteed.๐Ÿ˜ข

Waxaa la Oranyaa markaan maraali noqotay Muhammadow NNKH ?
Waxa uu dhahayaa ma raali noqonayo rabiyow, inta weli qof Umadeyda ka mid ah Naarta ku jirto.

Allaah ayaa Ugu danbeeyn malaa,igta amraya in dhamaan laga soo saaro qof kasta Oo inta Uu aduunka joogay yiri ู„ุงุงู„ู‡ ุงู„ู„ู‡ ู…ุญู…ุฏุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡

7 todobada albaab ee Naarta ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa qofkasta Oo muslim ahaa Oo ku dhawaaqay kalimada towxiidka.

Catar miski ah ayaa loo marinayaa waxaa arkay Ehlu jannihii Waxeey Umaleey doonaan in ay yihiin kuwii kale ee ehlu jannahaa ee ka sareeyay. Nuurka iyo quruxda ka muuqda darteed.

Xaaladaas Marka La joogo

( ุฑุจู…ุง ูŠูˆุฏ ุงู„ุฐูŠู† ูƒูุฑูˆุง ู„ูˆ
ูƒุงู†ูˆ ู…ุณู„ู…ูŠู†.)
Kuwa gaalada ah maalintaas waxeey jaclaan lahaayeen alla maxaa muslimiin u ahaan waaynay.

Waa Iga Codsi ` ma aha Amar`
Markaad dhameeyso aqriska

โค๏ธโค๏ธNabiga ku wada Saliya scw scw scwโค๏ธโค๏ธ

04/03/2022

Hooyo maanta waxaan helay boqol darejo.

Beri ayaa wiil ka yimid dugsiga oo loo soo sheegay natiijadii imtixaanka ayaa waxa uu ku yiri hooyadii โ€œhooyo maanta waxa aan helay boqol darejo.โ€
Hooyadii oo aad u faraxsan ayaa tiri โ€œhooyo maadadeed ka keentay boqolka. Wiilkii waxa uu yiri โ€œ20 derajo waxa aan ka keenay xisaab, 30 darejo waxa aan ka keenay taariikh, 40 darejo waxa aan ka keenay soomaali, 10 darejana waxa aan ka keenay saynis. Waxa ay isku noqdeen 100 darejo.โ€
MURTI IYO MALEโ€™AWAAL:
Aqoontu keligeed qofka noloshiisa kuma filna ee waa in ay la socdaan qorsheyn iyo diyaargarawyo. Welibana labadan ku filna waa in uu jiraa waxqabad ama hawul-fulin.

Afrikaankii ugu fiicnaa taariikhda Premier League ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ 1) Mohamed Salah ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 2) Didier Drogba ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 3) Yaya Tourรฉ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ 4) Sadio M...
20/02/2022

Afrikaankii ugu fiicnaa taariikhda Premier League

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ 1) Mohamed Salah
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 2) Didier Drogba
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 3) Yaya Tourรฉ
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ 4) Sadio Mane
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ 5) Riyad Mahrez
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ 6) Jay-Jay Okocha
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ 7) Michael Essien
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ 8) Nwankwo Kanu
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 9) Kolo Toure
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฌ 10) Emmanuel Adebayor

Italy waa uqalanteen kubadiina marka loo fiiriyo koobkan.๐Ÿ‘Congratulations.
11/07/2021

Italy waa uqalanteen kubadiina marka loo fiiriyo koobkan.
๐Ÿ‘Congratulations.

Caawa England difaac inay xirato ma,aysan aheyn maadama gurigeeda ayku ciyaarayso waana shax fyleynimo runtii mcalim sau...
11/07/2021

Caawa England difaac inay xirato ma,aysan aheyn maadama gurigeeda ayku ciyaarayso waana shax fyleynimo runtii mcalim sauthgate adeegsady.
Talyaaniga uu hogaamiyo manchini waa shax weerar ah oo dhaxda kaga adkaankaro England.

Abdi Hassan oo ahaa Kabtanka Jeenyo ayaa loola cararay Hospital-ka ka hor inta ay dhamaan daqiiqada ka hor ciyaar u dhax...
11/07/2021

Abdi Hassan oo ahaa Kabtanka Jeenyo ayaa loola cararay Hospital-ka ka hor inta ay dhamaan daqiiqada ka hor ciyaar u dhaxeysay Jeenyo VS Horseed.

taam ah ayaa urajeynaya.

Ma,aamisantahay in talyaaniga uu yahay xulka ugu cadcad koobkan?
03/07/2021

Ma,aamisantahay in talyaaniga uu yahay xulka ugu cadcad koobkan?

Waa sawir u qalma 6 millon word26 june gortan xuriyada qadanayHambalyo hambalyo hambalyo๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดSawirka ug...
25/06/2021

Waa sawir u qalma 6 millon word

26 june gortan xuriyada qadanay

Hambalyo hambalyo hambalyo

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Sawirka ugu qurxda bdn oo ad argty comentiga noga soo dir

Congratulations ๐Ÿ‘ ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada 2M follows.
22/06/2021

Congratulations ๐Ÿ‘ ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada 2M follows.

ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada Algalaa ุฃู„ู ุฃู„ู ู…ุจุฑูˆูƒ ูˆุตูˆู„ูƒ ุฅู„ู‰ ูข ู…ู„ูŠูˆู† ๐Ÿ‘โค ูˆุงู†ุดุงุกุงู„ู„ู‡ ุชูˆุตู„ูŠ 300ู…ู„ูŠูˆู† ูˆุงู„ุฒูŠุงุฏุฉ ...ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡  ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ ...
22/06/2021

ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada Algalaa ุฃู„ู ุฃู„ู ู…ุจุฑูˆูƒ ูˆุตูˆู„ูƒ ุฅู„ู‰ ูข ู…ู„ูŠูˆู† ๐Ÿ‘โค
ูˆุงู†ุดุงุกุงู„ู„ู‡ ุชูˆุตู„ูŠ 300ู…ู„ูŠูˆู† ูˆุงู„ุฒูŠุงุฏุฉ ...

ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ ุงู†ุช ู†ูˆุฑุช ุงู„ุนุจุงุฏ ูˆุงู„ุจู„ุงุฏ ูŠุง ุงู„ุญู„ูˆุฉโคโคโค๐Ÿ˜˜
Congratulations ๐Ÿ‘.

Noloshu marba si bay kugu ridaa.
02/06/2021

Noloshu marba si bay kugu ridaa.

ibrahimakonate ayaa Liverpool usaxiixidoona heshiis kooxdu uu kula joigayo ilaa Juun 2026.
28/05/2021

ibrahimakonate ayaa Liverpool usaxiixidoona heshiis kooxdu uu kula joigayo ilaa Juun 2026.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 05:00 - 00:00
Tuesday 05:00 - 00:00
Wednesday 05:00 - 00:00
Thursday 05:00 - 00:00
Friday 05:00 - 00:00
Saturday 05:00 - 00:00
Sunday 05:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naasir Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share