09/11/2024
Dowlada federalka Somaliya ayaa 20 dhalinyaro ah dalka dib ugu soo celisay qaar kamid ah dhalinyarada dalka dib loogu soo celiyey ayaa u mahad celiyey dowladd Somaliya ayaga oo ka sheekeeyey dhibaatooyinkii ay la kulmeen qaar ka mid ah dhalinyarada.