 
                                                                                                    22/06/2025
                                            𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀    𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀      𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀     𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Machadka 𝗔𝗹 𝗝𝗮𝘇𝗲𝗲𝗿𝗮 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 uu bilaabi doono barashada maadooyinka Caafimaadka.
Machadka waxuu qaadanayaa arday cusub.
1 .Waxbarashada machadka waa lacag la'aan.
2 .Mudada waxbarashadu waa 4 bil.
3 .Habka waxbarashada machadka waa online.
4 .Cashirada waa maqal iyo muuqaal.
5 .Cashirada waxaa lagu qaadanayaa whatsAppka ama Telegramm
6 .Is diwaan galinta ardayga 𝐖𝐚𝐚 𝟓 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫.
7 .Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma.
Maadoyinkaka lagubaran doono machadka waa 
1 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙊𝙇𝙊𝙂𝙔   4 bilood  Diploma
2 𝙉𝙐𝙏𝙍𝙄𝙏𝙄𝙊𝙉                3 bilood.  Diploma
3. 𝗡𝗨𝗥𝗦𝗜𝗡𝗚.                 4 bilood   Diploma
4. 𝗟𝗔𝗕O𝗥𝗔𝗧𝗢𝗥𝗬.        3 bilood.   Diploma
5. 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡             4 bilood.  Diploma
Duruusta waxa ee bilabanesa.   01/07/2025
Si aad isku diwaan galisid nagala so xariir whatsAppka
                 0611005500 /0611005500
                   La wadaag asxaabtaada 
   
  Like ta iyo share tuna waa noo muhiim.                                        
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  