Abdi majid Hassan

Abdi majid Hassan Kusoo Dhawaada Bogga Rasmiga Ah Abdi majid Hassan

29/06/2025

Xogga dalka oo u dhaqaaqay burburinta.

Abdi majid Hassan .

27/06/2025

Kuwii Shahiday iyo kuwa noolba waxay qateen go'aan aay shacabkoodu ku noladaan shacabka iyo ciidanka konfurta gobolka mudug waa kuwo iska diiday adoonsiga khawaarijta.

Abdi majid Hassan .

25/06/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta la kulmay mucaaradka.

Abdi majid Hassan .

25/06/2025

Gor Gor xogga dalka soomaaliyeed.

Abdi majid Hassan

08/05/2025

Ciidamada ammaanka iyo Maamulka Degmada Matabaan oo ku baxay daminta colaad beeleedyo ka soo cusboonaaday deegaanno hoos taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Abdi majid Hassan .

08/05/2025

Haldoorkii la xasuuqay, halgan baa ka dhashay.
Taxanaha Gumaadka Khawaarijta Qaybtii Saddexaad.
Abdi majid Hassan .

23/04/2025

Galmudug dhan walba waa ka dhismaysaa:- Maanta waxaa si rasmi ah u billowday dhismaha wadada laamiga ah ee Dhuusamareeb oo mashruuceeda ay qayb ka yihiin dhismaha 11-kale oo waddooyin casri ah, sidoo kale waxaa isna laamigii ku billowday Garoonka caasimadda.

Abdi majid Hassan .

23/04/2025

Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin ka socda Dowlada oo dhiiragelin ugu tegay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan magaalada Masagawaa.

Abdi majid Hassan .

20/04/2025

Muwaadin ma u diyaar-garowday inaad codkaaga ku ciil baxdo.?

Abdi majid Hassan .

12/03/2025

Taliye Odawaa “Aan dhimano geerido marbay nolosha dhaantaaye."

Address

Mogadishu

Telephone

+252615739254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi majid Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share