Leego news

Leego news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Leego news, Media/News Company, xasaasi lego, Mogadishu.

22/02/2026

Asc afur wanaagsan dhamaan umada somaaliyeed

21/02/2026

Leego ninkii raga ah leerba k**a waayo

10/06/2024

Subax wanaagsan soomaali ween
Inta xanuunsan Allah ha caafiyo
Inta caafimaad qabtana alla ha siyaadiyo

31/05/2024

Sadax iska daa kuma roone
1hunguri badan
2hurda badan
3hadal badan
Sadaxdan dadki h**e wey ka gabyeen weyna ka maahmaaheen

30/05/2024

Guushu waa farxad lkn waxaa ka h**eeya rafaad badan

23/05/2024

Hadaad rabto inaad naftada ka guuleysato Cishaha. Ka dib iska seexo fajarka ka hor soo kac .

Asc asxaabta  neceb dhibkeyga
27/04/2024

Asc asxaabta neceb dhibkeyga

26/04/2024

Ninka kaliyah ey jiniyada xitaa dhagestaan

09/04/2024

Ramadan 4 saac ka hartal
Masoomaha ha murugoodo inta soon ka dhameysatay hambalyada ciida waa idiin soo hormariyay hambalyo

05/04/2024

Bisha barakeysan ee Ramadan yaa aaminsan iney 26 mareyso

30/03/2024

Jaygii laga soo qoday dagmada leego waa kaasa eyes alburuuj u dhoofineysa dalka dibadiisa
Halka dadkii deegaanka lahaa ey horay ugu tumatay xuquuqdoodii ayadoo adeegsatay as iyo adiyaal caada qaatayaal eh.mar alaala marka la shido warshada dhamaan dadka gudaha ayey ku xaroonayaan sababtoo ah boor dartii ma fadhin karaan banaanka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭walaahi maraad cadli heleee insha alaah

Address

Xasaasi Lego
Mogadishu
NBN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Leego news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share