MoHa HaGio 07

MoHa HaGio 07 soodhawaada Asxaapta qaaliga ah waxad kaga heli doonta pagekan waxwalipa oo kuxiisagaliya Dhamaantood mhdsanidiin

Musharraxa Madaxweynaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa ka qeybgalay munaasabadda xuska Mawliidka Nabi ...
24/08/2026

Musharraxa Madaxweynaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa ka qeybgalay munaasabadda xuska Mawliidka Nabi Muxamed (NNKH), oo lagu qabtay caasimadda Dhuusamareeb.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay culimaaโ€™udiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Alle ha inagu sugo jacaylka iyo ku-dayashada suubbanaha Nabi Muxamed (NNKH).

24/08/2026

Gudomiyaha baarlamanka oo sheegay in maxk**ad lalatiigsan doono nootaayooyinka iyo enginerada dhulalka sharcigana lawafajindoono

24/08/2026

: Xoogagga Laftagareen oo duulaan ah, iyaga oo wata boqolaal mooto โ€” Afhayeenkooda ayaa sidaasi sheegey.

24/08/2026

Howshii dhamayd "wax ba k**a jiraan" ayey ku soo idlaatay, war bal bisinka!!!. ๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ

 : Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istaraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka...
24/08/2026

: Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istaraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga dhiso saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drones-ka.

Sida ay xogta ku heshay MoHa HaGio qorshahan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga dowladda ee xaalad kasta oo ka dhalan karta bixitaanka ama hoos u dhaca ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.

Magaalooyinka ku yaalla Koonfur Galbeed, gaar ahaan kuwa ay hadda joogaan ciidamada Itoobiya, ayaa sidoo kale la qorsheynayaa in la geeyo cutubyo ka tirsan ciidamada Gorgor, si ay ula wareegaan masuuliyadda amniga.

Saldhigyada drones-ka ayaa lagu doonayaa in ay fududeeyaan howlgalada degdegga ah, iyadoo ciidamada goobta jooga ay heli doonaan awood dheeraad ah oo kormeer iyo xog-ururin ah, halkii ay mar kasta Muqdisho ka sugi lahaayeen amar ama taageero.

Sidoo kale, waxaa la kordhiyay adeegsiga drones-ka habeenkii, kuwaas oo kormeer ka wada goobaha dagaalka iyo deegaanada istaraatiijiga ah.

Awoodda drones-ka ayaa horey uga mid noqotay qorshayaasha amni ee Soomaaliya, iyadoo ciidamada Xoogga lagu tababaray adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, gaar ahaan kormeerka, sahanka iyo ururinta xogta goobaha howlgalada.

Qorshahan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka, si ay si buuxda ula wareegaan masuuliyadda amniga marka ciidamada AUSSOM ay ka baxaan dalka.

Bal adigu laba erey ku qeex dareenkaan nuucaan ah yaa allah ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ข
23/08/2026

Bal adigu laba erey ku qeex dareenkaan nuucaan ah yaa allah ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ข

๐Œ๐€๐€๐Œ๐”๐‹๐Š๐€ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐Š๐€ ๐๐€๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘, ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐–๐๐€๐€๐…๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐’๐‹๐€๐€๐Œ๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‡๐Ž๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐‚๐”๐‹๐”๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐Ž๐Ž ๐๐€๐˜๐€๐€๐ ๐Š๐€๐’๐Ž๐Ž ๐’๐€๐€๐‘๐€๐˜ ๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐˜...
23/08/2026

๐Œ๐€๐€๐Œ๐”๐‹๐Š๐€ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐Š๐€ ๐๐€๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘, ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐–๐๐€๐€๐…๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐’๐‹๐€๐€๐Œ๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‡๐Ž๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐‚๐”๐‹๐”๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐Ž๐Ž ๐๐€๐˜๐€๐€๐ ๐Š๐€๐’๐Ž๐Ž ๐’๐€๐€๐‘๐€๐˜ ๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐˜๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐€๐‹-๐”๐‡๐„๐‹๐ˆ๐ƒ๐€ ๐‚๐€๐๐€๐’๐‡๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐”๐‹๐€๐‹๐Š๐€

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐Ž๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ‘, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta oo axad ah Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan wadi-tashi ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Sheikh Mukhtaar Roobow Cali, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda, iyo Hoggaanka Midawga Golayaasha Culumada Soomaaliyeed.

Kulankan oo ujeedkiisu ahaa in Dawladda iyo Culumada Soomaaliyeed ay si wadajir ah uga tashadaan maareynta iyo xal-u-helidda cabashada shacabka ee la xiriirta dhulka, xilli ay magaalada Muqdisho ka socdaan dadaallada ay dawladdu dib ugu habeynayso dhulalka danta guud iyo Obasiibooyinka, ayaa falanqeyn iyo dood dheer kadib, waxaa kulanka kasoo baxay qodobbada soo socda:

1. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyay talooyinka culumada ee ku saabsan arrimaha dhulka gaarka loo leeyahay, waxaana uu Maamulku hoosta ka xarriiqay in ilaalinta milkiyadda sida gaarka loo leeyahay ay tahay arrin mar waliba mudnaan gooni ah u leh Maamulka, isla markaana aanan marnaba la ogolayn in lagu xadgudbo dhul ay shacab leeyihiin.

2. Midawga Golayaasha Culumaaโ€™uddiinka Soomaaliyeed waxay qireen in Dawladdu ay xaq sharci ah u leedahay maamulidda, bixinta, iyo dib-u-qaabeynta dhulka danta guud iyo Obasiibooyinka, iyadoo la ilaalinayo maslaxadda caamka ah, lana tixgelinayo dadka danyarta ah.

3. Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu caddeynayaa in uu mar walba diyaar u yahay dhegeysiga iyo xal-u-helidda cabashada muwaaddiniinta, arrintaas oo ay u xilsaaran yihiin Guddiyo heer Maamul ah (sida Guddiga Xalinta Khilaafaadka Dhulka), iyo guddiyo gaar ah oo ay ku jiraan Culumaaโ€™udiinka iyo bulshada qeybaheeda kale.

Ugu dambeyn, Maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, iyo Culumaaโ€™uddiinka Soomaaliyeed waxa ay isla qaateen in la joogteeyo iska-war-qabka lana xoojiyo wada-shaqaynta dhexdooda ah oo ku salaysan danta Diinta, Dadka, iyo Dalka.

โ€” ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ โ€”

Saaanu xal maahan wllhi waa arin naxdin ah
23/08/2026

Saaanu xal maahan wllhi waa arin naxdin ah

23/08/2026

Qorigii hooyada maskiinta ah lagu difaaci lahaa ayaa isla hooyooyinkii lagu tooganaya. Qalbi jabka ugu waynaa Tookiyo & maanta Mogadishu ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

23/08/2026

Waxani maahan wax loo dulqafan karo shacabka mar ay soo jeestaaan madheera๐Ÿ˜ญ

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MoHa HaGio 07 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share