Bilan Media

Bilan Media Bilan is Somalia’s all-women media team. Funded by UNDP and hosted by Dalsan Media Group

18/08/2026

‘’Iminka waxaad arkeysaa hodheelo loo kireeyey ilma yaryar oo uu dhali karo, qaarna hodheelo u sii jiidanaya. Iyada oo aan qajilaad ku jirin, oo la ogyahay in uu san qabin, oo la ogyahay in uu san dhalin. Dhaqankii reer Galbeedka baa yeelanay.’’

16/08/2026

Howl-maalmeedka gurigu ma yahay masuuliyad ay wadaagaan ragga iyo dumarka Soomaaliyeed? Maxaa ragga Soomaaliyeed ka hortaagan inay xaasaskooda ka caawiyaan hawlaha guriga?
Should household responsibilities be shared equally between Somali men and women? This story explores the challenges that prevent Somali men from helping their wives with household chores and examines traditional expectations around gender roles.

15/08/2026

In 10 senti darteed Aakhiro la isugu istaajiyaa, ka baqa” Saameynta ka dhalatay Shilin Soomaaliga la’aanta.
The shortage of Somali shillings is creating difficulties for communities, with small amounts of money becoming a source of tension and hardship in daily life. This story explores the impact of the Somali shilling shortage on ordinary people

13/08/2026

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo Muqdisho loogu qabtay Shirweyne looga hadlayo Xirfadaha iyo Fursadaha Shaqo.

12/08/2026

Muqdisho oo martigelinaysa Toddobaadka Adkeysiga Isbeddelka Cimilada: Maxaa laga filan karaa inuu kasoo baxo?
Mogadishu is hosting Climate Resilience Week, bringing together stakeholders to discuss climate challenges, strengthen community resilience, and explore practical solutions for a more climate-resilient future.

09/08/2026

Laba Gabdhood oo Kaalmaha Ugu Sarreeya Galay, Iyadoo La Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Dugsiga Dhexe.

04/08/2026

Qaar ka mid ah waalidiinta iyo xubnaha bulshada aan wareysanay ayaa sheegay in taleefannada casriga ahi saameyn ku yeesheen carruurta. Waxay sheegeen in shaashaduhu yareeyeen xiisaha waxbarashada, ciyaaraha bannaanka iyo wada-jirka qoyska.

03/08/2026

Waa maxay dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhasha guurka da’da yar, gaar ahaan xilliga uurka iyo dhalmada, kuwaas oo sababa in gabdho badan ay naftooda waayaan ama ay la kulmaan dhibaatooyin caafimaad oo aad u daran?
What are the health risks of child marriage, especially during pregnancy and childbirth? This report explores how early marriage can lead to life-threatening complications, maternal deaths, and long-term health problems for young girls.

01/08/2026

Faadumo Cabdi Isxaaq, ardayad Soomaaliyeed oo dalka ku baratay cilmiga Nafaqada, ayaa cuntooyinka dalka ka sameyneysa adeegyo iyo xalal caafimaad oo bulshada anfaca.

27/07/2026

20 Dhalinyaro ah oo U Istaagay Taageeridda Ardayda Danyarta ah si Ay Waxbarashadooda u Sii Wataan.

Address

Bilan Media
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilan Media:

Shortcuts

Share