Yaqiin Express and Cargo Agency

Yaqiin Express and Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaqiin Express and Cargo Agency, Media Agency, Kaxda, Mogadishu.

26/04/2025

*OGEYSIIS! OGEYSIIS!*

Yaqiin Express and Cargo Agency waxay ogeysiineysaa Macaamiisheda Sharafta Leh iney soo dhawdahay Fasaxa *Labour holiday 1-May* Maalinta Shaqaalaha, sidaas awadeed flight-ka isbucan waa malinta *Arbacada (30-April ,2025, Wednesday)* From China to Mogadishu, fadlan alaabta h**e ukeenso warehouse-kena Magaalooyinka Guangzhou ama Yiwi... Mahadsanid

YAQIIN EXPRESS waa Wehelka Safarkaaga iyo Midka Ganacsi..

Wixii Faahfaahin Dheeri Ah Nagala soo xiriir: 0612-023828..

*(9days Delivery)* 11$ Per

*SAFAARI CARGO AND LOGISTICS*

Garoonka caalamiga ah ee Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in la bilaabay nidaam cusub oo hagitaan hawada ah k...
20/04/2025

Garoonka caalamiga ah ee Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in la bilaabay nidaam cusub oo hagitaan hawada ah kaas oo sahlaya in saddex diyaaradood ay ku soo degi karaan ama ay isku mar ku duuli karaan dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan, waana tillaabo tignoolajiyadeed oo ah tii ugu h**eysay ee nooceeda ah ee guud ahaanba qaarada Yurub.

Nidaamkan horumarsan waxa uu gacan ka geystaa kordhinta taraafikada hawada iyo dhimista wakhtiyada sugitaanka, taas oo kor u qaadaysa Madaarka Istanbul oo ah xudunta duulista rayidka ah ee gobolka.




đź“·Flight Global

Ship Your Parcels In Our Daily Local Cargo Services..Dhamaan Magaloyinka Dalka waa Kuu diyaar Ina Kaaga Keeno Kuuna geyn...
12/04/2025

Ship Your Parcels In Our Daily Local Cargo Services..

Dhamaan Magaloyinka Dalka waa Kuu diyaar Ina Kaaga Keeno Kuuna geyno Alaabaha Yaryar Ee Gacan Qabsiga Kuna Hel Qiima Jaban..

Yaqiin Express and Cargo Agency Horey Usoo Gaar Xafiiskeda Muqdishu, Trepiano ama Wac Numberka 0612-023828..

08/04/2025

Waaa Jaaniskii Kale Online ayaa Kuu keentay Saacahan Cajiibka ah.. Kasoo Dalbo Numberka ama Ama Nagala Soo Xiriir Whatspkena 0612-023828..

Delivery Waa Diyaar Marwliba Waxaaa Laguugu Keeni doonaa Goobtaada Shaqo ama Gurigaaga..

Yaqiin Online Waa Haqabtirka Baahidaada Qurux..

YAQIIN ONLINE, Waa hareerahaada marwliba Diyaar Ayayna Kuu tahay Iney Kugu adeegto Fadhigaaga Goob waliba Aad joogto..Na...
08/04/2025

YAQIIN ONLINE, Waa hareerahaada marwliba Diyaar Ayayna Kuu tahay Iney Kugu adeegto Fadhigaaga Goob waliba Aad joogto..
Nagu soo Booqo xaruntena ama Telefon Number 61 2023828..

07/04/2025

Share Your parcel In Our daily Express Cargo Service..

Yaqiin Express and Cargo Agency

Waa haqab tiraha Baahida Safarkaaga Iyo Guusha Ganacsigaaga..
More Information contact Us: +252612023828
Makka Almukarama Street

06/04/2025

Magic Water book( Buuga Mucjisada) Kaalay Oo U iibi Ilmahaaga Kana Dhis Garaadgooda Maskaxeed..
Kasoo dalbo Yaqiin Online
Ama Nagala soo xiriir
61 2023828 ama Whatsapp: +252612-023828
Ama Nagu soo Booqo Xaruntena Oo Kutaal Trepiano-kaso horjeedka SSB..

25/03/2025

We are ready to bring you high-quality machines that make bricks and interlocks, YAQIIN EXPRESS CARGO company is your full representative of the famous company known as ROCKWELL in China.

Yaqiin Waa Wehelkaaga Ganacsi iyo safarkaaga..

Contact Us: WHT: 0612-023828
Address: Maka-Almukarama, Opposite Salaam Somali Bank ..Trepiano

It is a golden opportunity to have your goods delivered to you within a month, and you do not have to worry about losing...
26/01/2025

It is a golden opportunity to have your goods delivered to you within a month, and you do not have to worry about losing or missing out.
Yaqiin Express and Cargo Agency is the one who makes your dreams and business journey come true..

---------------------------------------------------------------
waa Fursad Dahabi Ah In Ay Alaabtada Kuugu soo Gaarto Bil gudaheed, adigona Ka baqin Lumid ama Waayid, Shirkada Waa rumeeyaha Riyadaada Iyo Safarkaaga Ganacsi..

Kamid Noqo 100 Qofood Ee Nasiibka U yeelo Fursadaan..

Link Hoose Iska diiwaan Gali..

DIYAAR AYAAN KUU NAHAY INAA KUU SOO ADEEGNO MARWALIBA IYO DALKA SHIINAHA..

https://forms.gle/q62cCrDEK1FvAu2G7

Marwaliba Waxan Nahay Garabkaaga Yaqiin Express and Cargo Agency Waxan diyaar Kuula Nahay Inaa Kaaga Soo Adeegno Dalka S...
12/12/2024

Marwaliba Waxan Nahay Garabkaaga Yaqiin Express and Cargo Agency

Waxan diyaar Kuula Nahay Inaa Kaaga Soo Adeegno Dalka Shiinaha Alaab waliba Aad Dalbatid

Macaamilkena Sharafta leh Kusoo dhawaw Gacma Furan..

Call+whtsapp : +252612023828
Ama Nagu Soo Booqo Xaruntena oo Kutaala Trepiano, Waberi District..

01/11/2024

$24 ilaa $41 billion ayaa Ka luntay World Bank oo anan Xisaabteda lacelin taasoo loogu Tala galay barnaamijka isbadalka cimilada.


https://www.oxfam.org/en/press-releases/41-billion-world-bank-climate-finance-unaccounted-oxfam-finds?fbclid=IwY2xjawGSAUVleHRuA2FlbQIxMQABHUBMGdXcEJ16PLrBsPMD1npRRmaAzAiQtczyGfGfHdyoKlwKKZV-Q3b-tw_aem_KmBdTNMupfY6fA476WW00w

Published: 17th October 2024 Up to $41 billion in World Bank climate finance —nearly 40 percent of all climate funds disbursed by the Bank over the past seven years— is unaccounted for due to poor record-keeping practices, reveals a new Oxfam report published today ahead of the World Bank and IM...

Address

Kaxda
Mogadishu

Telephone

+252612023828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaqiin Express and Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category