SomaliSwiss Community

SomaliSwiss Community Thanks for your visit to the site Somali Swiss Community. We look forward to receiving feedback, comments and your suggestions for improvement.

You can contact us at this e-mail :[email protected] SomaliSwiss Community - Soomaalida Switzerland UK, EU, USA iyo Caalamka

ABOUT US

SomaliSwiss community, Somalida Switzerland, UK, Africa, Australia, America iyo Yurub wararkeeda

Waad ku mahadsan tahay maadaama aad soo booqatay SomaliSwiss Community Somalida Switzerland fadlan nagala soo xiriin Emailkan Mahadsanidiin (Somalia Hanoolaat

o)

Deutsch

Wir Danken ihnen für Ihr Besuch von der Website SomaliSwiss – Gesellschaft. Wir freuen uns auf Feedbacks, Bemerkungen und Verbesserungsvorschlägen. Sie können uns unter dieser E-mail Erreichen:

English

We thank you for your visit to the site Somali Swiss – society. We look forward to receiving feedback, comments and suggestions for improvement. You can contact us at this e-mail achievement:

France

Nous vous remercier pour votre visite sur le site Internet de Swiss Somali – Société. Nous nous réjouissons de réactions, remarques et propositions d’amélioration. Vous pouvez nous contacter cette adresse e-mail réalisation:

Italian

Vi ringraziamo per la vostra visita al sito somalo svizzera – società. Saremo lieti di ricevere feedback, commenti e suggerimenti per il miglioramento. Potete contattarci all’indirizzo e-mail realizzazione:

Arabic

نشكركم على زيارتكم الى الموقع السويسري الصوماليه — المجتمع. ونحن نتطلع الى تلقي اقتراحات وتعليقات واقتراحات للتحسين. يمكنك الاتصال بنا على هذا الانجاز البريد الألكتروني :

Webmaster Garabey

[email protected]

Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurig...
06/05/2023

Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen....

Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen.

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.]
06/05/2023

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.]

Visit the post for more.

Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sam...
05/05/2023

Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sameeyay caasimadda Soomaaliya ee Maandooriyaha – macno ahaan. Taas beddelkeeda Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa karbaash u qaaday – waxaana daliil u ah muuqaal laga soo duubay oo uu ku garaacayo koox dhallinyaro ah oo rag iyo dumar isugu jira....

Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sameeyay caasimadda Soomaaliya ee Maandooriyaha – macno ahaan. Taas beddelkeeda …

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qey...
04/05/2023

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska....

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ...
04/05/2023

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)....

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qara…

Address

Second Liido
Mogadishu
3900

Website

http://SomaliSwiss.info/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomaliSwiss Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomaliSwiss Community:

Share