Xurmo

Xurmo kala soco wararka soomalida iyo Caalamka
hadii aad ku cusub tahay fadlan Fallow dheh pageka

18/10/2023

Dhamaan macaamiisheena waxan idiin Keenay Alaabtii aad wada
Sugeeyseen ee Sedka dhameeystiran Full skin care
Tell: 0619516262

26/06/2023

daneysi oo ka turjumeysa nolosha dadka aan hanti laheen

hadii aad ka heshay sheekada noo sii share garey

21/06/2023

Sweden maxay muhiim ugu tahay in ay ku biirto NATO

Turkigana muxuu ku diidanaa
Waxaan ka waraysanay Sayaasi Xamsi Xildoon
Wuxuuna u waramay Abiikar Aarka

13/06/2023

Samafale Xoogiisa ugu Adeega bulshada waxa oo xaaqay wado bacaad badan waxay ku qaadatay 15 maalin

Mohamed Ibraahim Bile

Fadlan Fallow dheh Pageka

09/05/2023

Waraysi:- Dagaalka ka socda suudan maxay tahay sababta ka danbayso Sha sheye

Siyaasi Abdulahi Galeyr iyo Wariye Abiikar Aarka

dheh pageka

31/03/2023

Wararka duhur :- Ciidamada Dowlada oo gacanta ku soo dhigay ninkii dilay Imaamka masjidka

Nagu soo biir 24 Tv Fallow dheh

27/03/2023

Dhawaan waxaan Waraysi la yeelan doona Abukar Nor oo kamid mucaliminta dugsiyada qur aanka qeebna ka ah dhalanyarada sida wayn ugu muuqdo Baraha bulshada .

Dadka nor waxa ay u garan yaqaanan Dag ila jog iwm.

Waxaan ka Waraysan doona Waaya joogiisa Iyo wax yaabaha madadaalada oo ku soo gudbiyo Barahiisa .

Nagu soo biir Xurmo 24 Tv Fallow dheh
Ku mahadsanid

25/03/2023

Gadoomiyaha gabalka banadir ahna duqa muqdisho oo han jabaad u diray dadka dicmontiyada sida aan sharciga aheen lagu bixiyo

Madax waynaha Jamhuuriyada FS Dr- Hassan Shekh Mahmud ayaa maanta Magalada duha ee waxa oo kula kulmay Madax waynihii h*...
07/03/2023

Madax waynaha Jamhuuriyada FS Dr- Hassan Shekh Mahmud ayaa maanta Magalada duha ee waxa oo kula kulmay Madax waynihii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo

Waxa oona kaga waramay Xaalada guud ee Dalka

05/03/2023

Gadoomiyaha gabalka banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale ayaa xalay ka qeeb galay kulan lagu qabtay gudaha dagmada Abdacsiis kulankaa oo looga hadlaayay Barnaamijki Garanwaa

Oo Horay u iclaamiyay Madax wayne Xasan Shekh maxmuud

04/03/2023

WARBIXIN:- bilowga Sanadkan 2023 ilaa hada waxaa magaalada muqdiso ka soconayo dilalka loola beegsanayo Dhalinta ku shaqeysata mooto Bajajta

Warbixintan waxaan ku dul istaagi doona Sababta ugu wayn ee badisay dilalka Macno darada ah

Muuqaalka si kooban waxaan ugu hadli doona sida ay ugu war ciliyeen iyo Dareenka ay muujiyeen Shacabka

Nagu soo biir Fallow dheh pageka Xurmo News Tv

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xurmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category