Wax Qawad Media Group

Wax Qawad Media Group wax Qawad media Group waa madal dadweene, waxaad naga helidoontan, barnaamijyo quruxbadan.

WAX QAWAD MEDIA GROUP::: waa page ku Dhisan xog iyo xaqiiqo Raadin oo waxaan isha ku haayi doono, Siyaasada Dalka, Daqaalaha Dalka, Arimaha Bulshada, Cafimaadka Dalka, Hormarka Dalka, iyo Taageerida Bulshada ama Dadka cod kooda la maqlin,
Falan nagala Qeeb qaado hormaka page ka oo
like, follow, share iyo comments nagu caawi mahafsanid wll.

29/04/2025

WARBIXIN:- sidee lagu yaren karaa khatarta shilalka mooto feekoonta & maxay tahay culeys yada sharci ee kala kulmaan dowlada iyo ciidamada amniga.

Wax Qawad Media Group

24/04/2025

Maxaa ka qarsoon aadan ka ogeyn dagaalka saaki ee dagaanka wargaadhi ku dhexmaray ciidamada dowlada& Al shabaab.

Wariye Osman Hassan Mokoma

23/04/2025

Sidee suurtagal ku tahay in la arko muqdisho oo uu roob ka da'ay isla markaana bilaa dhiiqo ah? | Warbixin https://youtu.be/6X508gcrx4M
Wariye Osman Hassan Mokoma Osman Hassa

21/04/2025

"Dowladda soomaaliya haddii ay rabto iney ka guulaysato AS waa in ay mowqif cad ka istaagtaa dagaalkan, isla markaana ay ka dhabaysaa in dagaalku uu run ka yahay" | ARAGTIDA SHACABKA EE DAGAALKA DFS&AS

19/04/2025

Faahfaahin | Hoobiyeyaal Saaka lagu garaacay xaafado muqdisho ka tirsan oo sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah

14/04/2025

Xeebta Curubo oo mar ahayd goob ay dadka u damaashaad tagaan oo muddooyinkan dambe isku beddeshay goob shaqo & meel ay ka shiraacdaan doomaha kalluumeysiga | Warbixin

12/04/2025

Warbixin iyo Falanqayn: Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ee Magaalada Laascaanood

29/03/2025

Netanyahu&Xukumadiisa oo doonayo in somaliya lakeeno Qaxooti falastiniyiin ah, xili ay dowlada somaliya iskadiiday.

24/03/2025

Maxaa loo xiray duqa magaalada Istanbul ee loollanka adag kula jiray Erdogan?

22/03/2025

Military-ga Suudan oo Guul dagaalo isxigxiga ka gaaray kooxda RSF iyagoo la wareegay xarrunta madaxtooyada

Wax Qawad Media Group Wariye Osman Hassan Mokoma

19/03/2025

Madaxweyne Xasan shiikh oo helaya farriimo uga imaanaya dowladaha caalamka kuwaasoo ku aaddan haddii dowladda soomaaliya ay u baahan tahay taageero dheeraad ah oo la dagaallanka AS ah

Hoggaamiyayaasha ugu sarreeya Dimuqraadiga Maraykanka oo ay ku jiraan Chuck Schumer, Hakeem Jeffries iyo Nancy Pelosi ay...
19/07/2024

Hoggaamiyayaasha ugu sarreeya Dimuqraadiga Maraykanka oo ay ku jiraan Chuck Schumer, Hakeem Jeffries iyo Nancy Pelosi ayaa walaac ka muujiyay inuu Biden ku guuleysan karo doorashada.

Schumer, hoggaamiyaha Dimuqraadiga ee Senate-ka, iyo Jeffries hoggaamiyaha Dimuqraadiga ee Aqalka Congress-ka, ayaa u sheegay Biden, oo 81 jir ah, inuu ka baxo tartanka madaxtinimada, sida uu ku warramay telefishanka ABC News.

Fiiro gaar ah;

Kaddib , diidmada ka timid xubnaha ugu muhiimsan Dimuqraadiga, warbaahinta Mareykanka waxay billowday inay sheegto suurtagalnimada uu Biden ku dhawaaqi karo Sabtida inuu doorashada ka haray, taa oo ku qasbaysa xisbiga Dimuqraadiga inay shir weyne ku soo magacaabaan musharraxooda kula tartamaya Trump doorashada November.

Wax Qawad Media Group

Address

Mogadishu
252616469755

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wax Qawad Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wax Qawad Media Group:

Share