
09/03/2025
Ku soo dhawow xirfado noloshaada wax weyn ku soo kordhin doona - Insha Allaah isla markaana kaa dhigi doona qof isku kalsoon.
Waxaan hubnaa 100% in aan isbedel weyn ku sameyn doono noloshaada korna u qaadi doono xirfadahaaga kaana dhigi doono qof isku kalsoon oo ka dhex muuqda bulshada dhexdeeda.