
12/03/2024
Waxaan aad u bogaadinayaa maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo runtii nidaam fadhiya iyo adeegyadii asaasiga ahaa ku kordhiyey bilihii ugu danbeeyey waxaana ka muuqata diyaar garow qurux badan bisha Ramadaan waxaan ka rajaynayaa in masaajidada kale ee guud ahaan dalka ay ku daydaan. Ramadan Mubaraag dhamaantiin.