Ceelmeygag National TV

Ceelmeygag National TV WAA PAGKA RASMIGA AH EE DEGMADA CEELMEYGAG EE GOBOLKA GALGADUUD.

07/09/2026

Nabadoon cabdi cali oo runta no sheegay saakay kadib buuq badana ey dadkiisa kala dhamaan waayeen

Siyaasi Aqoonyahan Mudane Farhan Musa waa shaqsi leh damiir, karti iyo masuuliyad buuxda. Waa nin si dhab ah u jecel in ...
01/09/2026

Siyaasi Aqoonyahan Mudane Farhan Musa waa shaqsi leh damiir, karti iyo masuuliyad buuxda. Waa nin si dhab ah u jecel in uu dadkiisa wax u qabto, kana shaqeeya horumarka iyo danta bulshada.

Mudane Farhan Xasan Muuse waa halyeey garab istaagay ciidanka Galayr, isagoo ku deeqay geel iyo agab kale oo muhiim ah, taasoo muujinaysa sida uu uga go’an yahay taageerada ciidamada iyo difaaca dalkiisa.

Waxqabadkiisa, dadaalkiisa iyo sida uu mar walba ugu taagan yahay danta dadka ayaa ka dhigay shaqsi mudan in lagu daydo laguna bogaadiyo.

Halyeeyga dadka u adeegaya — Mudane Farhan Xasan Muuse. 🇸🇴👏

31/08/2026

Mustaqbalka dhaw Magaalada Ceelmegaag. 🤨🫣

Qof reer ceelmegaag ah motion dheh.

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa socdaalkiisa ku maraya deeg...
18/08/2026

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa socdaalkiisa ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug, iyadoo wafdiga ay qeyb ka yahay aqoonyahan iyo siyaasiga weyn Farhan Musa.

Farhan Hassan ayaa si gaar ah uga qeyb galay munaasabaddii lagu soo xirayay tababarka ciidanka ee Xananbuure, isagoo horay ciidanka ugu deeqay neef geel ah iyo agab kale, taasoo muujineysa taageerada uu u hayo ciidamada iyo dadaallada lagu dhisayo awoodda dowladnimo.

Sidoo kale, Farhan Hassan wuxuu ka mid ahaa madaxda iyo mas’uuliyiintii sida wanaagsan loogu soo dhaweeyey magaalada Galkacyo, isagoo qeyb ka ah wafdiga iyo safarka Madaxweynaha ee dhulka Galmudug.

Socdaalkan ayaa muujinaya muhiimadda ay leedahay isku xirka dowladda, shacabka iyo waxgaradka Galmudug, gaar ahaan taageerada loo fidinayo ciidamada iyo horumarinta dowladnimada.

15/08/2026

Tusaale cad oo midnimada iyo wadajirka astaan u ah.

Bal suurayso hadii ay shurunshuurku is fiirsan lahaa 1ka xabo oo kamida oo gorgorku is qaadanayo dabcan wwaauu cuni lahaa ayakoo arkaya lkn wadajirkooda iyo is garab istaagooda waxa ay sababtay in cadawgii ay dhulka dhigaan oo asagii oo garaaba loo soo gurmaday

Imaanshaha gorgorka kale wa cashirka kale oo muujinaya in si kastoo awood uleeda aadan ka maarmin garab iyo hiilo.

Somaliya waxaa laga la ya israaca oo midooba cadawkasta waad ka adkaan kartaane
Dadaa dhahaya dalkeena inu koro gaaladan ogo layn lkn waa wax k**a jiraan cidkasta sida ay ogolaata lately hadii la arko u.ad somali ah oo israacee israbta oo aan lakala safneen dawlado iyo imaarado cid gacmaha iyo cid ubabac dhigi kartaa majirto. Ee .idnimaan la.nahay

Shere. Like. Ceelmeygag National TV

11/08/2026

Siyaasi Farhan Musa ayaa maanta ciidanka Galeyr ku wareejiyey neef geel ah iyo agab kale, isagoo muujiyey garab istaag iyo taageero uu u hayo ciidanka iyo dadaallada ay ugu jiraan amniga iyo danta bulshada.

Tallaabadan ayaa ka tarjumaysa waddaniyad, isku-duubni iyo garab istaagga ciidamada Soomaaliyeed.

Mahadsanid Mudane Farhan Xasan Muuse. 🇸🇴

Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag  Oo markan soo saarey sida ka raban Ceelmeygag iney noqoto .
11/08/2026

Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag Oo markan soo saarey sida ka raban Ceelmeygag iney noqoto .

09/08/2026

Dhalinyaradi Reer Ceelmeygaag wey Tashadeyn oo 100 ayaa Is raacdey Ee adigana Ku Biir oo raac Dhalinyarada 👇
Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag ✅️

Masha Allah Reer Ceelmeygaag Aan dhisano dhulkeyna oo Dhalinyarada halagu biiro 🙏🫡Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag  foll...
09/08/2026

Masha Allah Reer Ceelmeygaag Aan dhisano dhulkeyna oo Dhalinyarada halagu biiro 🙏🫡

Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag follow dhaha

Maanta waa maalin taariikhi ah oo lagu faano. 100 dhalinyaro ah oo reer Ceelmeygaag ah ayaa isku yimid, waxaana mideeyay walaaltinimo, midnimo iyo isku tashiga dhalinyarada.

Guushan ma ahan tiro keliya, balse waa bilow cusub oo muujinaya awoodda iyo kartida dhalinyarada Reer Ceelmeygaag.

🤝 Midnimo
💪 Isku Tashi
🌱 Horumar
❤️ Walaaltinimo

Dhalinyaradu waa mustaqbalka, wadajirkuna waa furaha guusha.

Midowga Dhalinyarada Ceelmeygaag

Dhibaatada ciidamada somalia haysata, "Aniga waxaa itababaray USA 🇺🇸""Aniga waxa itababaray Turkey 🇹🇷""Aniga waxa itabab...
05/08/2026

Dhibaatada ciidamada somalia haysata,

"Aniga waxaa itababaray USA 🇺🇸"

"Aniga waxa itababaray Turkey 🇹🇷"

"Aniga waxa itababaray Ethiopia 🇪🇹"

"Aniga waxaa itababaray Qatar 🇶🇦"

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceelmeygag National TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category