Ceelbuur Broadcasting Corporation - 'CBC'

Ceelbuur Broadcasting Corporation - 'CBC' fadlan ku Soodhawaaw Ceelbuur Broadcasting Corporation (CBC)

Ciddii culumada iyo dhalinyartooda social mediaha wax ku qorta
17/02/2024

Ciddii culumada iyo dhalinyartooda social mediaha wax ku qorta

29/08/2023

Ceelbuur waxaa isaga baxay ciidamada dowlada sida wararka sheegayaan lama xaqiijin karo ilaahada wararka

Wixii faahfaahin lasoco

CEELBUUR OO XOR AH INSHA ALAH MAANTA KADIB HORUMARKIISA AYAAN KAWADA SHAQEYN DOONAAA ALLE AYAA MAHADA LEH
27/08/2023

CEELBUUR OO XOR AH INSHA ALAH MAANTA KADIB HORUMARKIISA AYAAN KAWADA SHAQEYN DOONAAA
ALLE AYAA MAHADA LEH

CEELBUUR
27/08/2023

CEELBUUR

Ceelbuur kumandoska Danab ururka 6aad
27/08/2023

Ceelbuur kumandoska Danab ururka 6aad

26/08/2023

Deg Deg waxaa galabta miino nooca jalfiska ah oo ay maleeshiyada AS dhigeen wadada ay ku Qaraxday labo gabdhood, meel lagu magacaabo Ceelka Xamaar oo udhow Degmada Wabxo, Labadii Gabdhood ayaa meesha ku naf waayey Allaha unaxariisto.

Ceelbuur iyo dac
26/08/2023

Ceelbuur iyo dac

Ceelbuur
26/08/2023

Ceelbuur

Ceelbuur iyo sawiradi ugu horeeyay
26/08/2023

Ceelbuur iyo sawiradi ugu horeeyay

26/08/2023

Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo dhawaan laga xoreeyey.

Ciidanka Qaranka oo hayay xogta Khawaarijta ayaa jilibka udhigay Khawaarijta oo watay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin .

Dagaal ayaa wali ka socda nawaaxiga deegaanka.

Ciidamada Qaranka ayaa maleeshiyaadka Khawaarijta ah ka sifeeyay inta badan dhulka Galmudug iyo Hirshabeelle ,waxaana socda dhammaystirka howlgalka.

Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordha hawlgalka Caws-Weyne dib ayaan idin kala soo wadaagaynaa Insha allaah.

26/08/2023

AS ayaa weerar culus ku qaaday Deegaanka Coosweyne Ee Gobalka Galgaduud, waxaana weerarkaas uu ahaa mid ku bilaawday Qaraxyo

Dagaal culus ayaana ka socda Saldhigii ay degenaayeen Ciidamada XDS, mana jiro faah faahin dheeraad ah iyo macluumaad sax ah oo Saraakiisha ay bixiyeen

La soco faah Faahinta

Address

Makka-almukkarama
Mogadishu
AU

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceelbuur Broadcasting Corporation - 'CBC' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceelbuur Broadcasting Corporation - 'CBC':

Share