Xogg Bile Media

Xogg Bile Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogg Bile Media, Media/News Company, Mogadishu.

05/06/2024

Ducadaan ku duceyso markasta oo alle baryeysid

05/06/2024

Cr7 vs l.mise labadan midke tagerta🥰

Pleas like and share we loved each other's family and friends ❤
05/06/2024

Pleas like and share we loved each other's family and friends ❤

04/06/2024

Prank ugu shidna magalada Nairobi oo cawa sodhaay🤣🤣

28/01/2024

Saxin ku anfaca🙏🏼

Somali hishisa dunida lahishisa🇸🇴✌

21/12/2023

Tano kle makugu dhacday😂
Kor meqo qofa saran

19/12/2023

Sorry😭😭😭

Gacanta lacagta lagu soosaro iyo mida lagu cuno😂😂
13/12/2023

Gacanta lacagta lagu soosaro iyo mida lagu cuno😂😂

12/12/2023

Tano kle makugu dhacday waliga
Sorry😭😭😭😭😭😭

Maamulka degmada Cadaado oo qado sharaf u sameeyey wariye Cabdisalaan Hareeri.Cadaado, November 27, 2023. Guddoomiyaha d...
30/11/2023

Maamulka degmada Cadaado oo qado sharaf u sameeyey wariye Cabdisalaan Hareeri.

Cadaado, November 27, 2023. Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame oo uu wehliyo xoghayaha dowladda hoose ee degmada Cadaado Cabdiraxmaan Axmed Xirsi iyo mas'uuliyiin kale ayaa banaanka magaalada qado sharaf ugu sameeyey wariye Cabdisalaan Hareeri oo Cadaado u yimid tabinta horumarka ka jira.

Qado sharafta waxaa ka qaybgalay wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye, wasiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta Galmudug Maxamed Cabdullaahi Dhagacadde iyo mas'uuluyiin kale.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogg Bile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share