Baydhabo24

Baydhabo24 Ku xidhnoow Baydhabo24. Like Us our Page.

05/03/2024

Kuwa badan baa moday in laga jabsaday Facebook 😂😂

Hadiba Ad Xamar ku laban doontan adna dib uu ciyaar doontan maxaad noo dhahden Anaga Ma sii ciyaari karno, Ogaa Hadad Mu...
15/01/2024

Hadiba Ad Xamar ku laban doontan adna dib uu ciyaar doontan maxaad noo dhahden Anaga Ma sii ciyaari karno,

Ogaa Hadad Muqdisho ku labatan Ciyaartan darteda ogada markan sharaf xumo iyo dadnimo xumo ayaad noo doorten,

Go’aanka ad qadaten oo eheed inaad iskaga soo tagtan Muqdisho kuna soo labatan baydhabo wax wanagsan ayeey eheed lkn hadi ay wax iska badalan ogaada Waxaa idin sii dheer Elaydi Awalba Go’aan ma laheen Hada ayaad sharaf ledihin Go’aankina ku adkesta Waligeda yaan la ciyaarin.

Gudoomiyaha Degmada Kurtunwarey ee Gobolka Shabeelaha hoose Mudane Nordin Ibr Adam@ ayaa maanta Howlgal Amni xaqiijin oo...
17/07/2023

Gudoomiyaha Degmada Kurtunwarey ee Gobolka Shabeelaha hoose Mudane Nordin Ibr Adam@ ayaa maanta Howlgal Amni xaqiijin oo ay garab socoto u kuur gelidda Xaaladaha dadka iyo deegaanka ah ayaa waxaa uu ka sameeyey Magaalada Buulo mareer iyo deegaanada ku hareereysan oo ay kamid yihiin Oriso, Busley, Jeerow, Daaydoog. Sido kale Guddomiyaha ayaa Socdalkisa ku aadana Sidi loo hormarin lahaa dhaqalaha waxbarashada beraha iyo dadka degankaas. Buulo mareer iyo guud ahaan Kurtunwarey

Mohamed Adan Mohamed Waxan kuleyahaya Allahakugu Anfaco Cilmiga Ad baratay noqo kii dadkisa iyo dalkisa iyo diintisa ku ...
06/06/2023

Mohamed Adan Mohamed Waxan kuleyahaya Allahakugu Anfaco Cilmiga Ad baratay noqo kii dadkisa iyo dalkisa iyo diintisa ku anfaca bro keep forward

Shir looga hadlaayey Arrimaha Amniga iyo howgalada Dib u xureynta dalka gaar ahaan Degmooyinka Qoryooley, Kurtunwaarey i...
04/04/2023

Shir looga hadlaayey Arrimaha Amniga iyo howgalada Dib u xureynta dalka gaar ahaan Degmooyinka Qoryooley, Kurtunwaarey iyo Sablaale ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshey Wasiiru Dowlaha Shaqada iyo arrimaha bulshada XFS Yusuf Mohamed Aden, Suldaan Warsame Caliyow Ibro, Senator Zamzam Ibrahim Cali, Guddomiyaha Degmada Kurtunwaarey ahna Duqa magaalada Nordin Ibrahim, Gudoomiyaha Degmada Qoryooley Maxamed Xaaji Cusmaan iyo Taliyaha Ciidanka Atmis, Sector one Commander; Brigadier General Amola.

Waxaa heer gebo gebo ah maraya dayactirka xarunta Maamulka degmada Afgooye Guddomiye Shaqo yaqan ah wax garad ah Suldaan...
31/01/2023

Waxaa heer gebo gebo ah maraya dayactirka xarunta Maamulka degmada Afgooye
Guddomiye Shaqo yaqan ah wax garad ah Suldaan abdalla Hiraabe

Marso Online Ilahey ka baqa umada xoolahoda iska dayaa
13/09/2022

Marso Online Ilahey ka baqa umada xoolahoda iska dayaa

02/06/2022

Address

Benadir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baydhabo24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share