16/11/2025
Waxaan ku faraxsanahay in Infinity Media Solutions lagu sharfay abaalmarinta ‘Media Excellence & Empowerment’ ee Somali Women Awards. Mahadsanidiin dhammaan dadkii na garab taagnaa. Abaalmarintani waxay nagu dhiirrigelinaysaa inaan sii wadno hal-abuurka iyo shaqada wax-tarka leh.
Honored to win the Media Excellence & Empowerment Award at the Somali Women Awards. Thank you to our partners, clients, and supporters. Grateful for the recognition. This achievement motivates us to keep creating meaningful impact.