YOOL

YOOL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from YOOL, Media/News Company, makah Almukaramah, Mogadishu.

13/09/2023

Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada saraakiil al-As ee lagu dilay Howlgaladii ugu danbeeyay..

13/09/2023

" waxaan ahay qof iiman leh qadaadiic yar akhiradayda kuma badallanayo"

Maamulka iyo Bulshada degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan ayaa Abaal marin lacageed Guddoonsiiyay Cismaan oo dhawaan fashiliyey Qarax As ay u soo dhiibeen.

11/09/2023

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibrahim Sheikh Muhudin
ayaa Min Labo Darajo Dalacsiiyey Askarta geesiyaasha ah ee ku sugan Degmada Awdheegle Jabka Culus ku Gaarsiiyey AS.

11/09/2023

Madaxwayne QoorQoor AS meel aan uga harayno majirto ilaa aan Galmudug oo dhan ka Sifayno"

Madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor oo Warbaahinta kula hadlay deegaanka Ceel-garas oo maanta laga xoreeyey As.

11/09/2023

DEGDEG: Talyaha Nabsugida Qaranka Mahad Salaad oo uu wehliyo Madaxwaynaha Galmudug Ahmad qoorqoor ayaa gaaray furinta h**e ee Ceel Garas...

10/09/2023

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Dagmada Owdhiigle ayaa faah faahin ka baxshay Weerarkii ay maanta As ku qaadeen xerada owdhiigle waxayna sheegeen in kontameeyo As ah ay dileen .

10/09/2023

Ahmad madoowe " waxaa yaan daro ah siyaasi rabo in uu xil qabto bari kamaalin hadana ka soo horjeedo xoraynta Dalka ka socoto asagoo ku xumee Xasan Shiikh ay katahay"

10/09/2023

"cali jaytane kaadiduu yiri kor haloo dhigo...

09/09/2023

Sanbaloolshe " xawaadle waxay u midoobeen in ay As meel iska saaraan "

09/09/2023

Cali jayte " As iyo Xawaadle waa is yaqaaniin Dhakada ayaan uga kaadsheennaa Wlhi"

03/09/2023

Sawirrada madaxweyne Xasan Sheekh isagoo tuutaha ciidanka wata oo caawa qabsaday baraha bulshada iyo shacabka oo u muujiyay is-garabtaag madaxweynaha oo Maxaas u jooga dagaalka Shabaab

30/08/2023

Ra'iisul wasaare Xamse cabdi " dadka magac dilka iyo fitnada ku wada Ciidanka Qaranka gacan bir ah ayaan ku qaban doonnaa"

Address

Makah Almukaramah
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when YOOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share