Abdirizak Show

Abdirizak Show Halkan waxaad kala Soconkartaa Warar sugan
Kusalesan Xaqiiqda oo laxariira dhacdoyinka caalamka
Wehel kadhigo Oo kusoo Biir page kena Mahadsanid..๐Ÿ‘

Qayb ka mid ah Dayaxa ayaa Caawa Madoobaatay iyadoo laga arkay Dalal ka mid ah Bariga Afrika, Bariga Dhexe iyo qaybo ka ...
07/09/2025

Qayb ka mid ah Dayaxa ayaa Caawa Madoobaatay iyadoo laga arkay Dalal ka mid ah Bariga Afrika, Bariga Dhexe iyo qaybo ka mid ah Koonfurta Asia.

Magaalooyinka Soomaalida ayaa ka mid aha kuwa laga arkay Dayax Madoobaadka iyadoo hada Masaajidada laga galay Salaada Dayax Madoobaadka (Kusuuf).

RASMI: manchester united ayaa ugu dambeem so bandhigtey benjemin SESKO Qiime saxiixan 1/10Difaacyada pL jaranjaro Haso d...
09/08/2025

RASMI: manchester united ayaa ugu dambeem so bandhigtey benjemin SESKO
Qiime saxiixan 1/10
Difaacyada pL jaranjaro Haso diyarsadan
Cir kaasu gala sidokale saruuq aya kabaxayo ninkan dab yar shidi mayo

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ BREAKING: "Hadafka Trump hadda waa inuu joojiyo dagaalka, wuxuuna doonayaa inuu u caddeeyo ra'iisul wasaaraha Isr...
23/06/2025

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ BREAKING: "Hadafka Trump hadda waa inuu joojiyo dagaalka, wuxuuna doonayaa inuu u caddeeyo ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu." Waxaan dooneynaa heshiis mana dooneyno dagaal dambe" -

Waxa sidaa leh _Axios

DEGDEG: Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Maamulka Falastiin, ayaa cambaareeyay weerarka Iran ay ku qaaday Saldhigga Ciidam...
23/06/2025

DEGDEG: Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Maamulka Falastiin, ayaa cambaareeyay weerarka Iran ay ku qaaday Saldhigga Ciidamada Cirka ee Mareykanka ee Al-Udeid ee Qatar.

Maxay kulatahay?.

SAFAARADA MARAYKANKA๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ EE QATAR OO KORDHISAY AMAR LAGU JOOJINAYO SHAQADA WAXAANA LA FURI  DOONA MAALINTA TALAADA
23/06/2025

SAFAARADA MARAYKANKA๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ EE QATAR OO KORDHISAY AMAR LAGU JOOJINAYO SHAQADA WAXAANA LA FURI DOONA MAALINTA TALAADA

War Dag Dag : Dowladda Federalka Somaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด oo cambaareeysay weerarka Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท ku qaaday Saldhigyada Mareykanka ee Qadar...
23/06/2025

War Dag Dag : Dowladda Federalka Somaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด oo cambaareeysay weerarka Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท ku qaaday Saldhigyada Mareykanka ee Qadar.

Farmaajo oo si kulul u cambaareeyay Iran asagoo yiri, โ€œGantaalada Iran ay kusoo tuurtay dalka nabadda ah ee Qatar waxay ...
23/06/2025

Farmaajo oo si kulul u cambaareeyay Iran asagoo yiri, โ€œGantaalada Iran ay kusoo tuurtay dalka nabadda ah ee Qatar waxay xadgudub kutahay xeerka caalamiga ahโ€ maxay kulatahy?

Qatar๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ayaa sheegtay in ay xaq u leedahay in ay uga jawaabto si waafaqsan sharciga caalamiga ah, ayuu yiri Majed al-Ans...
23/06/2025

Qatar๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ayaa sheegtay in ay xaq u leedahay in ay uga jawaabto si waafaqsan sharciga caalamiga ah, ayuu yiri Majed al-Ansari, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Qatar, ka dib weerarkii Iran๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท ay ku qaaday saldhigga hawada ee Al Udeir.๐Ÿš€

23/06/2025

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท | Xubin ka tirsan Knesset ee Israa'iil ayaa ka cararay wareysigii iyadoo gantaalada Iran ay ku soo dhacayaan "Israel". #

Waxay U Orodeen sidii dooliga oo kale. ๐Ÿ€๐Ÿ’จ

23/06/2025

Dowladda Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿš€ayaa Sobandhigtay muqaalkan kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig maran oo Mareykanka uu ku leeyahay dalka Qatar.
Maxay kulatahay?

23/06/2025

MUUQAAL LAGAHELAY HAWADA SARE EE QATAR๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿš€

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท BREAKING: DIYAARADAHA DAGAALKA ee Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa lagu xasuuqay dhammaantod GOBOLKA GAC...
23/06/2025

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท BREAKING: DIYAARADAHA DAGAALKA ee Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa lagu xasuuqay dhammaantod GOBOLKA GACANKA FAARIS.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252613714870

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirizak Show:

Share