Majd Tech And Growth

Majd Tech And Growth Innovative IT expert empowering entrepreneurs with tailored solutions, financial coaching, and impactful digital strategies.

Sawro Malinta  :- Training - Empowering somali women with digital safety skills
30/08/2025

Sawro Malinta :- Training - Empowering somali women with digital safety skills


Ma u baahan tahay caawimaad? Waxaan halkan u joognaa inaan si fiican kuu adeegno, Kaliya waa inaad gujisaa! https://wa.l...
26/04/2025

Ma u baahan tahay caawimaad? Waxaan halkan u joognaa inaan si fiican kuu adeegno, Kaliya waa inaad gujisaa! https://wa.link/tf5eik

Aan kuu naqshadeyno summad gaar ah oo la jaanqaadaysa aragtidaada.Summaddaadu ma ahan oo kaliya astaan ee waa codka, ara...
17/04/2025

Aan kuu naqshadeyno summad gaar ah oo la jaanqaadaysa aragtidaada.

Summaddaadu ma ahan oo kaliya astaan ee waa codka, aragtida, iyo qiyamka ganacsigaaga. Waxaan kaa caawinaynaa inaan kuu dhisno astaan iyo aqoonsi ganacsi oo dadka xasuusan doonaan, si ganacsigaagu uga dhex muuqdo suuqa.

-----------------------------------------

Letโ€™s bring your vision to life with a unique brand identity that speaks for you.

Your brand is more than just a logo it's the voice, the vision, and the values that set you apart. From logo design to full brand strategy, we help businesses stand out and connect with their audience.

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu dhisno website casri ah, waqti kooban gudaheed iyo qiimo macquul ah. Hadda dalbo inta u ...
01/04/2025

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu dhisno website casri ah, waqti kooban gudaheed iyo qiimo macquul ah. Hadda dalbo inta u dhaxeyso 1-da April ilaa 15-ka April 2025, oo hel qiimo dhimis gaar ah oo dhan 30%.

Nagu soo biir maanta, nagala soo xiriir: whatsapp number: 61 9313547
__________________________________________

Weโ€™re excited to create a modern website for you quickly and at a budget-friendly price! Place your order between April 1st and April 15th, 2025, to receive an exclusive 30% discount.

Connect with us today:
WhatsApp: 61 9313547

Eid MubarakDhammaan maamulka iyo howlwadeenada Shirkadda Majd waxey Farxadda Ciida la qeybsanayaan macaamiisheena qiimah...
29/03/2025

Eid Mubarak
Dhammaan maamulka iyo howlwadeenada Shirkadda Majd waxey Farxadda Ciida la qeybsanayaan macaamiisheena qiimaha badan iyo dhammaan Muslimiinta, Gaar ahaan umada Soomaliiyeed. ๐ŸŽ‰๐Ÿ™

Macaamiil waxaan diyaar unahay inaan qeyb ka qaadano amaanka goobtaada ganacsi iyo  gurigaaga oo kugu rakibno kaamirooyi...
29/03/2025

Macaamiil waxaan diyaar unahay inaan qeyb ka qaadano amaanka goobtaada ganacsi iyo gurigaaga oo kugu rakibno kaamirooyinka casriga ah ee CCTV Camera.




Waxaan ku faraxsannahay inaan u adeegno macmiilkeena ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐——๐—ฎ๐˜๐—ฎ oo u abuurno ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐—Ÿ๐—ผ๐—ด๐—ผ) ku dhisan ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฅ ๐š๐›๐ฎ๐ฎ...
12/03/2025

Waxaan ku faraxsannahay inaan u adeegno macmiilkeena ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐——๐—ฎ๐˜๐—ฎ oo u abuurno ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐—Ÿ๐—ผ๐—ด๐—ผ) ku dhisan ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฅ ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ heer sare ah. Summad qurxoon waa furaha guusha ganacsigaaga. Hadaba ma rabtaa sumad qurxoon oo adiga kuu gaar ah?
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”

We are delighted to serve our valued client, Casri Data, by creating a professional and innovative logo. A well-designed brand identity is the key to a successful business.

Would you like a unique and attractive logo for your brand?

Get in touch today
Whatsapp number: +252619313547

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Ramadaan Mub...
28/02/2025

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ramadaan Mubaarak!, Ilaahay ha inoo wada xoojiyo iimaanka, soonkeena ha naga aqbalo, nabad iyo kheyrna ha inoogu dhameeyo. Alle idankiis.

Xalay waxa noo qabsoomay kulan aad u qiimo badan oo ku saabsanaa "Doorka Tiknoolajiyadda ee Qaabeynta Mustaqbalka: Sida ...
28/02/2025

Xalay waxa noo qabsoomay kulan aad u qiimo badan oo ku saabsanaa "Doorka Tiknoolajiyadda ee Qaabeynta Mustaqbalka: Sida Dhalinyarada U Hogaamin Karaan."

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kasoo qeybgalayaashii naga soo qeyb galay, aragtidooda nala wadaagay, iyo doorkii ay ka qaateen horumarinta aqoonta tiknoolajiyadda. Waxaan rajaynaynaa in aqoontii la is dhaafsaday ay idin anfacdo, oo aad uga faaโ€™iidaysataan safarkiinna ganacsi.

Jimco Wanaagsan! ๐ŸŒธโœจNabigeenna (SCW) wuxuu inoo sheegay in qofkii akhriya Suuradda Al-Kahf uu heli doono nuur u ifiya int...
28/02/2025

Jimco Wanaagsan! ๐ŸŒธโœจ
Nabigeenna (SCW) wuxuu inoo sheegay in qofkii akhriya Suuradda Al-Kahf uu heli doono nuur u ifiya inta u dhexeysa laba Jimco.

Ha iloobin in aad badiso ducada, istighfaarta, iyo salliga Nabiga (SCW). Ilaahay ha idiin barakeeyo maalintaan kheyrka badan! ๐Ÿคฒ๐Ÿ’™

๐Ÿ“The webinar is just around the corner, only one day to go!๐Ÿ”œ. Donโ€™t miss out๐Ÿ“Œ๐Ÿ“
26/02/2025

๐Ÿ“The webinar is just around the corner, only one day to go!๐Ÿ”œ. Donโ€™t miss out๐Ÿ“Œ๐Ÿ“

Majd Tech & Growth waxa ay ku faraxsantahay in ay ku casumto dhalinyarada leh ganacsiyada yar yar iyo kuwa dhexe kulan fogaan arag ah oo qiimo leh:

โ–ถ Mowduuca: Doorka Tiknoolajiyadda ee qaabeynta Mustaqbalka: Sida Dhalinyarada U Hogaamin Karaan

โ–ถ Taariikhda: Khamiis, 27 February 2025

โ–ถ Barta-Kulanka: Google Meet

Webinar-kaani wuxuu diiradda saari doonaa sida tiknoolajiyada ay u beddelayso warshadaha iyo sida hogaamiyeyaasha dhalinyarada ay u horseedi karaan hal-abuurka.

Fursaddaani yeysan ku seegin ee guji lifaaqa hoose:
๐Ÿ”—https://forms.gle/o1EzVhaHdtwH8zCJ7

Halkan uga Biir WhatsApp group keenna
https://chat.whatsapp.com/EgSFhVp3uXgAiZzAXnD9Zp

kaqeybgalkaagu waa innoo Muhiim.

Address

Makka Al Mukarrama Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Majd Tech And Growth posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Majd Tech And Growth:

Share