KNN Waa Page-ka Facebook ee Shabakadda Wararka Kulmiye , Kulmiye News Network KNN

16/10/2025

"Beeraleey baan nahay weerar ayaa nagula soo qaaday"mid kamid ah Beeraleyda Jowhar

16/10/2025

Xubnaha Soomaaliya ku metalaya baarlamaanka bulshada bariga Afrika oo la faray kashaqaynta danaha dalka.

16/10/2025

M/weyne Xasan muxuu ku qiimeeyay taageerada Mareykanka ee Soomaaliya?

16/10/2025

Rabshado sababay khasaaro hantiyeed oo kadhacay Nairobi.

16/10/2025

HORUDHACA BARNAAMIJKA KULANKA WERIYAHA.
LA SOCO GALABTA JIMCAHA 04:00 PM HADDII EEBBE IDMO.

16/10/2025

Kalamaan 16 10 2025

16/10/2025

WARARKA KNN 16 10 2025

Hay’addda aqonsiga iyo diwaan-gelinta qaranka NIRA waxay diyaar u tahay inay ka jawaabto su’aalihiina iyo cabashadiinaba...
16/10/2025

Hay’addda aqonsiga iyo diwaan-gelinta qaranka NIRA waxay diyaar u tahay inay ka jawaabto su’aalihiina iyo cabashadiinaba
Madaxa hay’adda NIRA ee gobolka Banaadir Yuusuf Axmed Calasow ayaa marti ku ah barnaamij gaar ah oo ka baxaya radio Kulmiye galabta 04:00 pm haddii Alle idmo
Ku qor su’aalahaaga qeybta faalooyinka ee halkaan si lagaaga jawaabo ama naga soo wac 0770242603
MAHADSANID

16/10/2025

Ma dhab baa inuu fashilmay dibadbixii ay qorsheynayeen mucaaradka?

16/10/2025

Taliyaha ciidamada Asluubta oo ka digay in AS markale ay isku ekeysiiyaan ciidamada amniga.

16/10/2025

Diyaaradii siday meydka R/wasaarihii h**e ee Kenya oo la weeraray.

16/10/2025

"Waa inaan ogaannaa waxa kasoo degaya dekedda"Janaraal Bariise

Address

Mogadishu

Telephone

+252616666666

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KNN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KNN:

Share