iskaashi Tv

iskaashi Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from iskaashi Tv, TV Channel, Mogadishu.

07/10/2026

Caawa iyo cadaado oo Roob-satay .

   : Munaasabadda  oo ay goobjoog Ra’iisul Wasaare dalka sidoo kale wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS, Taliyaha NIS...
05/10/2026

: Munaasabadda oo ay goobjoog Ra’iisul Wasaare dalka sidoo kale wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS, Taliyaha NISA, mas'uuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, dhaqanka, maamullada Degmooyinka Ballanballe iyo Guriceel iyo marti sharaf kale muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo nabadda, wadajirka iyo walaaltinimada bulshada, dadaalladii ay sameeyeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo bulshada labada dhinac ee horseeday dhammeystirka heshiiska Balanballe iyo Guriceel.

05/10/2026

Xilibaan saabir iyo Madaxweyne Qoor-Qoor..

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Hoggaamiyaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoo...
05/10/2026

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Hoggaamiyaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad, ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka Towfiiq.

Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiinta ayaa halkaasi ku soo kormeeray cutubyo cusub oo tababar ku qaadanaya dugsiga, kuwaas oo ka mid noqonaya Ciidanka NISA.

Ciidankan ayaa loo diyaarinayaa in ay ka qayb qaataan howlaha sugidda amniga iyo xoojinta nabadda ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddooyinkii u dambeeyay laga sameeyay dadaallo lagu xaqiijinayo xasilloonida iyo amniga deegaanka.

05/10/2026

Balanballe : Xildhibaan Saabir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Balanballe, xilli la filayo inuu maanta halkaas soo gaaro Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

05/10/2026

Musharax madaxweyne Libaan Ahmed Hassan Ayaa hadda gaarey magalada balanballe Ee gobolka galgaduud.
Magalada balanballe waxaa maanta ka,dhici doona madal weyn oo lagu heshiisiindoono .
Qaar kamid Ah beelaha wax ka,daga galmudug si loo,xakameeyo dhibaatada iyo aanooyinka qabiil ee soo,laa,laabta kuwaas sababaya burbur iyo isneceyb bulshada iyo dowlada dhexdeeda ah .

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta...
04/10/2026

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee degamada Balanballe ee gobalka Galgaduud, halkaas oo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan Hay’adda.

Agaasime Mahad Salaad ayaa inta uu kormeerka ku jiray la kulmay ciidamada tababarka ku jira, isagoo kula dardaarmay inay ka dhabeeyaan ballanta ay u qaadeen difaaca dalka, dadka iyo diinta.

Agaasimaha Hay’adda NISA iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan degmada Balanballe oo maalmaha soo socda marti geli doonta munaasabado waaweyn oo dib u heshiisiin ah.

Dhuusamareeb  : Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Ahmed Hassan, Agaasime Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo Xildhiba...
03/10/2026

Dhuusamareeb : Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Ahmed Hassan, Agaasime Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Xildhibaan Saabir_Nuur_shuuriye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyey kulan qado sharafeed ah.

02/10/2026

Dhuusamareeb : Xilibaan Musharax iyo Agaasime .

02/10/2026

Beesha Reer Muuse ee Maxamed Cabdi iyo qado Sharaftii ay ku Maamuustay Xildhibaan Cabdisabir Shuuriye,

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when iskaashi Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category