HAWD MEDIA

HAWD MEDIA Photographer and Vedio graphers

28/08/2026
28/08/2026

TALO NIN WAYN UU SIIYEY DHALINTA SOMALIYED

Wasiirka arimaha gudaha isreal aya wax lagu qoslo iyo maad ku tilmaamay xiriirka ay wada galaan somaliland iyo isreal is...
16/06/2026

Wasiirka arimaha gudaha isreal aya wax lagu qoslo iyo maad ku tilmaamay xiriirka ay wada galaan somaliland iyo isreal isago iska diiday la kulanka madaxweyne cirro !

Dakhliga dowladda waqooyi bari ee QaadkaDowlada waqooyi bari waxa ay heshaa cashuuro badan tan ugu wayn waa qaadka, waan...
27/05/2026

Dakhliga dowladda waqooyi bari ee Qaadka

Dowlada waqooyi bari waxa ay heshaa cashuuro badan tan ugu wayn waa qaadka, waana diyaaradaha kadega buuhoodle iyo laascaanood.

Dowlada waqooyi bari waxa ay heshaa ama cashuurtaa $5000 oo giilo, kiiladiina waxa ay kaqaadaa cashuur dhan $4 maalinle ah.

5000 kiilo×$4: $20,000 iyo shan qaadka ceerigaabo ah totalka guud $25,000
Wadarta guud maalinle qaadka kasoo xarooda waa $25,000(shan iyo labaatan kun)

Bishii cashuurta $25,000×30: $750,000 (Todobo boqol iyo kontan kun ) doolar.

Hadii si sax ah loo maareeyo waa mid ku filan difaaca iyo dowlad dhiska waqooyi bari ama la oran karo isku filnaansho maamul

13/05/2026

Hargaysa in Xamar laga xukumo waa Xaaraan Laakiin Laascaanood iyo Ceerigaabo in Hargaysa laga xukumo baan rabaa ee yaan la igu nicin.

Maxaa ay Kula tahay adiga❓

13/05/2026

Waqoyi Bari Militry

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAWD MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAWD MEDIA:

Shortcuts

Share