Luziina shariif1

Luziina shariif1 kani waa pagekeyga saxda ah halkaan igala socda dhamaantiin��

Duhur wanaagan❤️
21/10/2025

Duhur wanaagan❤️

20/10/2025

Saake iyo tukameysi"😋

Dhexyar dhubo❤️🤣
19/10/2025

Dhexyar dhubo❤️🤣

Muungabow aaway biya mareenkii aad samayse?
18/10/2025

Muungabow aaway biya mareenkii aad samayse?

Buuraha Kala Culus, Kala Baaxad Weyn.🤣
18/10/2025

Buuraha Kala Culus, Kala Baaxad Weyn.🤣

Garoowe busarada kajirto koobka shaaha wuxuu marayaa 0.7$"Heer waxay maraysaa qofka shaha cuba uu dhuunto asigoon qarash...
18/10/2025

Garoowe busarada kajirto koobka shaaha wuxuu marayaa 0.7$"

Heer waxay maraysaa qofka shaha cuba uu dhuunto asigoon qarashka iska bixinin"

Arintaas yaa u sabab ah?

Ilaahay ha unaxariisto Gabadhaan oo lagu magacaabo Aasiya Axmed Rooble oo iyadoo tahriib ah ku geeriyootay Badda udhaxay...
17/10/2025

Ilaahay ha unaxariisto Gabadhaan oo lagu magacaabo Aasiya Axmed Rooble oo iyadoo tahriib ah ku geeriyootay Badda udhaxaysa Giriiga iyo Turkiga.

Aasiya dhowr sanno kahor ayey Jaamacadda dhamaysay sida la sheegayna Gabar wanaagsan oo gob ah bey ahayd.

  Dowladda Kenya ayaa usoo bandhigtay Dadweynaha si ay udaawadaan Meydka Raiisul Wasaarihii h**e ee Kenya Raila Odinga.W...
17/10/2025

Dowladda Kenya ayaa usoo bandhigtay Dadweynaha si ay udaawadaan Meydka Raiisul Wasaarihii h**e ee Kenya Raila Odinga.

Waxaa loosoo geliyey Suit iyo Kabo.

Hoyadan waxaa kamaqan gabar lagu magacaabo Aasiyo da'deda 14 jir ah"Sida hoyaded sheegte gabdha waxay aheed gabar baari ...
16/10/2025

Hoyadan waxaa kamaqan gabar lagu magacaabo Aasiyo da'deda 14 jir ah"

Sida hoyaded sheegte gabdha waxay aheed gabar baari ah xalay 2 saac ayadoo gurig joogto ugu wardanbayse"

Wxaa lobadinaa in ay tahriibte fadlan gaarsi oo lawadaag asxabtada"🙏

Galab wanagsan dadkeyga💕🫶
16/10/2025

Galab wanagsan dadkeyga💕🫶

Cidaan meel walbo aqoonsi miyay karadinayan subxnlah"
16/10/2025

Cidaan meel walbo aqoonsi miyay karadinayan subxnlah"

Elena oo 57 Jir u Dhalatay Talyaniga Ah Ayaa Wali Baadi Goobayso Lamaanaheedi Nolasha.Shabalala markaan camal wuxuu dhah...
16/10/2025

Elena oo 57 Jir u Dhalatay Talyaniga Ah Ayaa Wali Baadi Goobayso Lamaanaheedi Nolasha.

Shabalala markaan camal wuxuu dhahaa hada kafiirso dhulkan yukudhafin"😂

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Luziina shariif1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share