Abdinasir Dahir Ali

Directions

Abdinasir Dahir Ali Abdinasir Dahir Ali 🎙️
📰 News • Politics • Entertainment
📊 Providing trusted and simple information
🔥 Stay informed, stay smart

10/11/2026

Mogadishu expo 2026🇸🇴🇸🇴👈🏻👈🏻

10/09/2026

Farxiyo kabayare waaba funny wlahi

10/08/2026

Gudoomiye golaha shacabka Baarlamaanka Somalia
Mudane cabdulqadur maxamed nuur ( jaamca) ayaa kaqaeyb galaya siyaaarda shiikh cabdulqadir jeylaani.

10/07/2026

Maxaa kaaga Baxay.

10/07/2026

DEG DEG-Sheekh Shariif ayaa si cad hadda ugu dhawaaqay inay socdaan qorshe Mucaaradka lagu weerarayo.👀

10/07/2026

Markii uu faramjo xilaka Hayey iyo hada oo uu xasan shiikh xilaka hayo

“Imaaraatka arrimo family  ayaan u aaday, mana aha sabab dilkeena lagu banaysan karo,” ayuu  Madaxweyne h**e Sheekh Shar...
10/07/2026

“Imaaraatka arrimo family ayaan u aaday, mana aha sabab dilkeena lagu banaysan karo,” ayuu Madaxweyne h**e Sheekh Shariif caawa sheegay.

Maxaa kuu baxay?

10/07/2026

Gabadhan waxa lagu magacaba wiilo taakow oo caan ka ah alaada TikTok waxa sakay sidan u galay ciidanka dowlada iyagoo donaya iney xoog ugu dumiyaan guri ay daganeyd.

10/07/2026

DEG DEG-Cusmaan Jareere ayaa i dilooyo i duuba Xasan Sheekh Waceysle ma barakicin.

👀Gabar caan ah oohin afka furatay iyo Xalada Boondheere oo kacsan.

10/06/2026

Sidu alle ii abuuray mararka qaar majecleysti
Amran shire oo ah Gabar caan ah Aya sidaan tiri.

Address

Mogadishu Somalia �
Whistler, BC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Dahir Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share